Xaaji Cabaas:Markii aan Deegaanadeenii aan dib u Qabsanay ayaa layiri Liyuu Boolis ayaa Nasoo weeraray.

Xaaji Cabaas oo ka hadlay shir ay isugu yimaadeen waxgaradka Beesha Surre ee kasoo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in mar walba Hadalo Qadaf ah ay ku hadasho Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degtaa,

Shacabkeenii ayeey soo weerareen wayna barakiciyeen waxeeyna Gubeen deegaanadeena waxeeyna yiraahdeen Maamlka Gobolka Hiiraan waxaan Burburinay saldhigii ugu weeynaa Allshabaab,

Xaajiga oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri markaan qabsanay deegaanadeenii oo aan ka nadiifinay Beesha bariga Baladweeyne wax ka dagtaana waxeey yiraahdeen Liyuu Boolis ayaa nasoo weeraray waana arin layaab leh ayuu yiri Xaaji Cabaas,

Beesha Bariga Baladweeyne wax kadegta ayaa caadeeysatay marwalba oo uu jab gaaro in ay xag xagato Qolo kale Mana aha markii ug horeeysay oo ay sameeyaan been abuur.

cowslafil.com

25 Comments on "Xaaji Cabaas:Markii aan Deegaanadeenii aan dib u Qabsanay ayaa layiri Liyuu Boolis ayaa Nasoo weeraray."

  1. kkkk wlhi waa wax lagu qoslo ninka warbixitan qorow aqon waa u ledahay hiiraan cida dagto iyo cida wax ka dagto midak kale lui bolic so ogaadeen ma ahan kuwaan agoonteyay een gablmiyay adigan waxaad illah u shegto waad qabtaa lkn hada cadaw kaa weyn ayaa la jareysa hayaaa xawddllen qaaar ayaanba war ka haayn iyo in kale lkn soba caan baxdeen hadii magaciin lagu qoray xawdle vs dir

  2. Xaarmaceeyoow sidii dumarkii waad u hadashey koley dumar aad tahayba, ma istaahishid jawaab laakiin mid yar uun baan KU leeyahay nacas tiiyey xawaadlaha aad ku faaneyso sow shan xabo iyo sheegatadeedii sow ma ahan Teeda kale goormad dad noqotood wax iska celisey taariikhda sheeg meel aad cid isku gasheen oo aad kaga adkaatey, mise qoxooti ogaadeen oo caruur iyo haween oo aan hub sidan oo aad leeyseen ayaad KU faaneysaa war xishoo, taariikh fiican ma lihide ee sida dad jira ha u hadlin aniga surre aa la yiraa wax ma dulmiyo dulmina ma yeelo

  3. Kkkkkkk, walaahi waa cajiib.wuxuu kuleeyahay cadow ayaad wadatiin itoobiya sow gudaha b/weyn ma jogo. Tan kale xasan culusow markii u dhahaayey wax nii imaanayo ma jirto dhameeya dadkan oo guba waad faraxsaneydeen xabaadloow. Gobolka hiiraan shir kasocdo majirto waa been buhuu, qabaa ilada dagen, xabaadle iyo dir islama eko.waxaa mesha dagan waa beesha surre. Adigana bariga b/weyn ayaa degtaa.

  4. Badmaceye xawaadle ayaad kadhalatay hadal kuuma banaana teeda kale xawaadle wa lagu yaqana marka dhakta dhiiga lodaro in cida kale dusha kafuulo sure asaga ayaba ka magac weyn somali o dhan qabiil idin rabo ayaanba jirin xawaadle b.w aya la.idinku so ooday hada haku marmarsiyojina ogadeen iyo reer ow xassan aya uso hiilayay waxa idin sojabiyay o dhufeeysyada idinku galay wa sure teda kale ha.iloobin balantu wa n.weeyne o dab laso qabadsiiyo teeda kale waxa aad ban balaayo ku xasuuqdeen wa caruur iyo haween qabiil aan xawaadle eheen kama suroowdo in caruurta laayo waxa balan eh in inta qabiil o hiiran dagan in eey idinka tashtaan adinka umadi dhameed isku diray habar gidir gal jecel udeejeen reer ow xassan aya hareeraha idinka dagan dhanka abgaal unbaad naxariis kaheli kartiin mafoga marka la.idin xasuuqi doono

  5. badmecreye dhuhlaawow geer kaan wuu ku galey.ee warkale.maheysaah sure dowlad waayeh beebayaal ayay wataan cagtah ayey idin marinayaan hadii ad is washaan.

  6. War horta Xawaadlle wuxuu leeyahay hiiraan ama ha laga qaxiyo ama ha difaacdo Xawaadlle u taalaa Adiga ninkaagan leh waxaa ley yiraa surre gobolkaagu aawey .maxaad gobol laguu yaqaano u yeelan weysey? Hadii aad taa u weyso jawaab jaalle waxaa tahay (SAAR)

    • FUQU MUXUMED | April 9, 2015 at 3:17 pm | Reply

      Fesal ama ninkaan ka soo jeeda beesha bariga baledwayne wax ka dagta, waxaan rabaa in aad ogaatid in Surre Dhulal aad u tiro badan ay dagaan. Dhulalka surre waa dhul barwaaqo iyo nimco illaahay siiyay. Dhulalka Surre waa kuwo cadaalad iyo sinaan ay dadka ku wada nool yihiin. Surre ma qarsoona oo sidii maalintii iyo habeenkii loo arko ayaa loo yaqaanaa Beesha Xaq u dirirka ah ee SURRE.

      Surre dadka iskama magaan. dadka ma gardaraystaan. ma dhacdo in idaacadaha warka laga baahiyo laga sheego beesha Surre oo wax boobayso. Balse hadaad mar maagtid, oo ay Midigta ku saaraan, kama soo kabsanaysid. Marka Beesha Bariga baledwayne wax ka dagta waan idiin digayaa. somali waxay tiri “nin kuu digay kuma dilin”. Maarta Surre ma aha mid ay beesha bariga baledwayne wax ka dagaan ay u dulqaadan karaan. Hooyooyinka asay ha u saarina, ilmahiinanana agoon haka dhigina, Meesha aad dagtaan tilaabo haka soo qaadina.

  7. Xawadle maxey yihiin iswediin taariikh waxan xasuusanaa in sanad buuraha lagu xanibay oo magalada baladweyne loo diiday qof ayaga ah jufo sacad ah waa reer hilowle iyo xawaadle annaga surre reer hilowle waan ka awood badanahay hadaanan illaahay ka baqeyn baladweyne waa idinka qaxin karnaa walibo maalin cad.

  8. Hiiraan aad sheegeyso aad leedahay halkuu ku yaalaa hiiraan adeer qabaailo badan oo soomaali ah baa dega oo iska leh, adna kuwaas ayaad ka mid tahay anna aan ka mid ahay adeer hiiraan cidna kama xigtid, somaali gobiöadeeda oo dhan waan degaa cid aan marti uga ahayna ma jirto, laakiin markaan u soo laabto adiga ma shantii xabo ee xawaadle maad tahay mise sheegadkii, kii aad tahay hala soo cadeeyo, markaas ayaan kuu jawaabayaa

  9. Ilaa iyo hada marabtid in aad taabato. Runta iyada kuuma baahna ee Adiga ayaa u baahan waxa aan ka hadlaayo ma aadan fahmi horta dadka aad leedahay waa dileen xageey hada ku danbeeyeen? Waa su’aal tan labaad soomaali oo dhan ayaa iswada dagaashay oo ma diidani Xawaaddlle wuxuu dagan yahay sh/house. Sh/dhex Banaadir jubooyinka dhamaan soomaaliyoo dhan. Asaga intaas meel ee uu dago malah waxaa iskaleh oo loo yaqaanaa Qabiilkale.sababtoo ah wuxuu Gaar u Leeyahay Gobolka hiiraan Okey. Xawaadllaha joogo inta aan kaahayn Hiiraan Saaxiib waa (KOYTO) sidaa daraadeed Xawaaddlle No.50 aanleh ma dhihi karo gado iyo Baaedheere sidoo kale hadii uu yiraahdana waa dool dhulbalaarsi doonayo.Adinka marka dhibaatada ugu weyn ee Idin haysata waa Deegaan la’aan marka meel walba waxaad la yuurartaan qori saaxiib dagaal guul laguma gaaro dhul aadan leheen laguma helo dhibna kama baxeysaan weligiin. Hadii aad ka awood badan tihiin jufada reer hiloowle ee sacad maxaa Galmudug idin hoos dhigay? Saaxiib Qabaa’iladii aad dulsaarka ku aheyd waa la heshiin weysey sida Hiiraan. Bari. Mudug. Galgaduud. Intii kalena waxaa ka taliyo Axmedmadoobe iyo shariif shakiin intaas waa loo dhashaa ee leyskama dhigo.

  10. kkkkkkkkkkkk hawiye ismoodkii qabriga dhinacii laga helay, xoor-xoorkii aan asalkiisa la aqoon ee xawaadle miyaa wali hadlaya. aniga markii beledweyne iigu danbeysay waxaan arki jiray nin inta sare ka qaawan oo gaadhi elji ah shabaqle ku jira oo la leeyahay(waa xawaadle wax soo xaday oo la soo qabtay).

    Goormaad degaan yeelateen, tuugo halka cad-ceedu ugu dhacdo seexdo oo isbaaro u joog ah baan idinku ogaaye.

    ilma qaadicu dariiqoow hiiraan cayaarta ka daayo, ordoo god doofaarkii iyo boholahii aad ku hoyan jirteen ku noqda.

    Anigu surre ma ahi, balse umadaha 14ka qabaail ee gobolka ayaan ka mid ahay.
    magaca hawiyana fadlan noo daa, haynaga wasaqeyn,nijaas baad tahay aan asalkiisa la aqoon. agagas baad tahay aan isir lahay. ilma irir kuma abtirsatid ee wax ku garanaya raadso. hana sheegan goormaad hawiye noqotay. yus-yus fowqa yusyus.

    Dabageed iyo eithopian is wata ayaa noogu horeysay. ee goormey amxaaradu cay noqotay, soow kuwa kuwa hiiraan idin keenay ma aha, ma cidaan iyaga ahayn baa idin taqaan,,,,,,kkkkkkkkkk dabadhilif aan mabda iyo iimaan diin lahayn baad tihiin nooga guuro dhulku waa dhul ilma irir iyo ehelkood.

  11. Dhariga karka waxaa ka keeno kuleyl mana kula yaabaayo. Laakiin sheekada ma taagno Hawiye miyaa daarood miyaa dagoodi miyaa ee horta sheekada soo fahan saaxiib waxaa kuu arkaa qof aad u ciilan ee allaha kuu fududeeyo.

  12. Ilma adeerayaaloow yaad la doodeysaan , ma qof aan ab iyo isir fiican lahayn maad la doodeysaan ninkan waa markii sadaxaad aan weydiinayo car wakaa magaciisa sedexaad ha sheego iyo hiiraan halkuu ka deganaa marka waxaan u sheegayaa inuu yahay shantii xabo ama uu yahay sheegadkoodii. Taas waa taas saaxiib sure adiga dhul iyo gobol midna kaagama baahno waayo hiiraan ayaa kamid ah gobolada aan leeyahay adna aadan ka hadli karin, mida kale goormad kibirtey sow anigii adiga oo duur joog ah oo buuraha ku hoydo sidii doofaarkii intaan towxiidka kuu qabtay islaamaha aad sida ugaadhii u dulsaarneyd kuu mehriyey miyaa maanta abaalkaaygii noqdey inaad igu af celisid waa nacas iyo garashadiisa

  13. Fesal kan watow waxa ciil hayo oo goay oo siduu islahaana gaari waayey waa adiga iyo kuwa kula midka ah oo is tusay iney surre ka qixiyaan hiiraan tas ilaah ma dhihin oo waan joognaa dhulkeena

  14. markacadey waayeh gobalkenah qofwaxadleh malagu arki karo laberkaoton janaale iyo shalabod jamaameh luuq boolagara yeed itaas nin aan aheen dir sure iyo biyamaal midgan xawdleh midgaan dhulkaas ayaan katalinaah.gobalkenah waayeh marka intah tagtid bal waxad tiraah daah sure yaah ladhaa ana in tee dagaan.walaahi madaxiinah ayaa leys widinayaah

  15. Waxaan ku baaqeyna in beesha surre aynan xad hubin hadii dhulkoodi qabsadeen

  16. Ka soo gal wanaagsan maamul u sameynta gl hiiraan

  17. Kkkkk Ka daroo dib dhal Wallee Siyaad Barre waa loo darsadey kuye shirbaan qabanayaa oo waxaan isku keenayaa 14 Qabiil oo hiiraan Dagta HAYE oo maxaad u sheegeeysaa dharba ma wadatide kkk madadkaa danbaajinee? Horta Mutante soo xirro inta kale ha danbeysee.

  18. beesha galjecel waan taagersanahey waayo waah dad wanagsan oo dad dul min.marka marka hadalkadah wan qadaneynaah. waayo dad macqul ah ayaah tihin oo qaadicul dariiq aan aheen oo isir kood tuug laqon iyo qadicul dariiq. marka jasa kalaah. shayadintanah waligood melxun ayey ku bah ba aan

  19. Markoow xawaadlle ku tumaayey oo aad u cararey wabiga iyo buuraha muxuu kaaga celin waayey gaaljecel. Wax aa qaadi kartiin aaba iska yar Xawaadlle aan hiiraan kula dagaalaa kabtaa qalafoow oo isaga dhanba qaawan aan taageera.ceb.com

  20. xawaadle wa qabiil layaqano ee sure yaa wali maqlay xawadle wa qabilada ugu awooda badan somaliya ayu kamid yahay ee sure xagee awood ku leeyihiin gobol sheega bal aad ku tartantan war waxad tahiin qaxooti ee si nabad ah u daganada gobolka hiiraan hiiran waxa loyaqan wa xawadle cida dagto ee sure awalbo xawadle aya sodajiye kabxanley iyo deefow hada wa idinka rarenaa

  21. waad is ku xaartey. awoodisa waah moos hadii uu awod leyahey meeqo mar ayaah gobalkah laga sarey mar is man caato mar dhagabaceer. hada sure markah waxa wadleh waxan u qanaah midgo shegtah hawiyeh oo dagah miqikaro melkale eydagan yihin malahan marka adeer hadii aad wax is ku he saan medkinah kamad so ordi laheen

  22. qeeys xawadleh bontaah in aan is kaga qasarino ayaah kaxunahey rasaastah waayo wah dofaardhitey. qeeys adiganah kuma aqaani koley dol ayah ku keney. iyo hilo adiganah so racaah midgah walahi madaxadaah wenay saah oo wax kamarey in lawenayah bonkii kudhaley

  23. war xawaadle oo shir qabtey oo dad heshiisiiyey waa aduunyo gadoon xawaadle waalidiintiis buu qumaya rid ku wada tuurey ma somaliyoow unaxaa tuugo oo xaaraan kuwada dhashey

    • wiil sure anigu hadal badan marabo kaliya waxaan usheegi xawaale markaad hiiraan kanoqon lahayd tuke cambarle waala gaaray hadana suraa kusaarane iskadhici | June 12, 2015 at 1:43 am | Reply

      Wiiil sure asc kadib ninwaliba wayaqaanaa hawiye intuu dhalay hadaba iswaydi xawaale makujiraa waa maya hadaba inuuyahay bilaa asal ninwalbo waaogyahay hadana sure wuxuu bari adaabta ee halasugo boonta hiiraan wuxuu kaahaa atoore balan waaye inuu kanoqdaa dabadhilife waligiiba hayirr niyuu bolis dabada xajisoxawaale wacacal lasohelay

Leave a Reply to awad Cancel reply

Your email address will not be published.