Dhegeyso Xeer ilaaliyaha Qaranka “Cadaalada Cadow badan ayaad ku yeelane, saaxiibo badanna waad ku waaynee”.

Xeer ilaaliyaha qaranka Axmed Cali Daahir oo maanta ka hadlayey munaasabad lagu magacaabayey xeer ilaaliyaal kusoo biirayey maxkamadaha dalka ayaa waxa uu ka hadlay cadaadlad daro ka jirta dalka.

“Caqabad ugu weyn ee maanta Garsoorka heysta waxay tahay waa caqabada qabyaaladeynta,Hadii aad gacanta ku soo dhigto Qof danbiila ah ma jirto Qof 24-saac loo ogol yahay inuu ku jiro gacanta Dowlada,wey adag tahay cadow badan baad ku yeelaneysaa saaxiibo badan baad ku weyneysaa,amarkii aad qortay asagoo fulin ayaa meesha in lagu fashiliyo oo adiga toban jeer laguu yimaado intaan Qofkii la gaarin ayay u badan tahay,” ayuu yiri Xeer ilaaliyaha Qaranka.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhegeyso Xeer ilaaliyaha Qaranka “Cadaalada Cadow badan ayaad ku yeelane, saaxiibo badanna waad ku waaynee”."

Leave a comment

Your email address will not be published.