War hada naga soo gaaray kismaayo ayaa waxaa uu sheegayaa in Beesha direed ay ka baxday shirkii kismaayo.
Waxaa Radiodanan lahadley Sheikh Xasan oo kamid ah odayaasha beesha direed.
cowslafil.com
War hada naga soo gaaray kismaayo ayaa waxaa uu sheegayaa in Beesha direed ay ka baxday shirkii kismaayo.
Waxaa Radiodanan lahadley Sheikh Xasan oo kamid ah odayaasha beesha direed.
cowslafil.com
lama sheegin qaxooti-caana boore, qowmiyadda direed wax u qaybiyay kkkkkkkkkk waa aduun caynka laga rarayo, ooga dageen inn-land wax u qaybinaya.
waa camiil ajnabi axmaq madoobee haka sugina inuu wax idin meeriyo, muqiimna musaafur wax uma meersho kkkkkkkkkkk. oga-dageen compound Kenya ku jira oon ka bixi Karin, misna cawslafil kuraas parlamaan siinaya.
waa waxii iigu qosol badnaa ee aan halkan ka aqriyo abid… UNCHR(OGA-DAGEEN) Native(Dir) kuraas u soo xulaya. miyay ilaaween hela qooqan iyo waxii halaag qabsaday.