Ururka Daryeelka Bulshada oo dhawaan looga dhawaaqay Marka ee xarunta Gobolka shabeelada hoose bulshada ayaa olole nadaafadeed waxa uu ka bilaabay xaafadaha kala duwan degmada.
Olalahan oo u socda si iskaa wax u qabsa ah ayaa sii galaya maalintii 6aad iaydoona aysan jirin cid wax ku siinaysa howlaha nadaafadeed ee dib loogu soo celinaayo bilicdii ka jirtay magaalada oo ay weli ka jirto saameynta dagaalada.
Ururkan daryeelka Guud ee bulshada ayaa Dumar fara badan waxa uu ku dhiira geliyey inay u istaagaan sidii loo heli bilic soo jiidasha leh oo laga dareemo magaalada.
cowslafil.com
aad baad u wanaagsan tihiin ee ilaahay haydin garab galo