Dhageyso: Ugaaska Beesha Biimaal Oo Amray Xubnaha Beesha Biimaal Ee Wax Ka Soo Xulaayo Baarlamaanka Jubbaland Inay Shirka Ka Soo Baxaan

Ugaaska beesha Biimaal Ugaas Axmedey Ugaas Sayid Cali ayaa dulmi iyo gardarro cad ku tilmaamay habka ay maamulka Jubbaland u soo xulayaan xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland.

Isagoo warbaahinta la hadlaayey wuxuu ugu baaqay salaadhiinta iyo nabadoonada beesha Biimaal uga qayb galayo shirka ka soconayo Kismaayo inay gabi ahaan banaanka uga soo baxaan si ay beesha wadatashi uga sameyso habdhaqanka beesha Axmed Madoobe.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso: Ugaaska Beesha Biimaal Oo Amray Xubnaha Beesha Biimaal Ee Wax Ka Soo Xulaayo Baarlamaanka Jubbaland Inay Shirka Ka Soo Baxaan"

Leave a comment

Your email address will not be published.