Dhageyso: Odeyaasha Beelaha Biimaal Iyo Surre Oo Qaadacay Shirka Kismaayo Ee Soo Xulista Baarlamaanka Jubbland

Waxgarad ku sugan magaalada Kismaayo oo ka qayb galaayey qaybsiga xildhibaanada maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay ka baxaayaan Jubbaland .

Mid ka mid ah nabadoonada beesha Biimaal ayaa sheegay in xuquuqdoodii la duudsiiyey ayna qorsheynayaan inay gabi ahaan iskaga baxaan shirka Baarlamaanka maamulka Jubbaland.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso: Odeyaasha Beelaha Biimaal Iyo Surre Oo Qaadacay Shirka Kismaayo Ee Soo Xulista Baarlamaanka Jubbland"

Leave a comment

Your email address will not be published.