01.april.2015: Wargeyska ka soo baxo Kabxanleey iyo Deefoow

01.april.2015: Wargeyska ka soo baxo Kabxanleey iyo Deefoow

Xaalada guud ee degaanada Deefoow iyo Kabxanleey ayaa degen oo ciidanka amaanka ee degaanadan ayaa howlgal maalmeedkooda si caadi ah u fuliya. Ciidanka nabadgalyada ayaa u qeybsan kuwa howlgala xilliyada kala duwan, sida

* Ciidanka Barqo Libaax oo loogu tala galay inay maalin cad cagta mariyaan wixii degaanada ku soo gardarooda.
* Ciidanka Mugdi ku milan: oo loogu tala galay inay mugdiga uga soo dhex dusaan tuugada habeenka soo duusha
* Ciidanka heeganka 24/7 oo iyago ah kuwa mar walba heegan ku jira, si aad ahna u hubeysan, diyaarna u ah inay iska caabiyaan duulaanada culus ee dulmiga ah ee lagu soo qaado Kabxanley iyo Deefoow.

Wararka inaga soo gaaraya xuduuda saaran Bariga Baladweyne ayaa sheegaya in ay jiraan ciidamo aanan qaabeysneen, oo aan u babac dhigi karin awooda difaaca degaanada Kabxanleey iyo Deefoow ay xabado waan joognaa ee na maqla ah ay halkaa ka soo ridaan, iyo weliba iyagoo mar mar xad gudub ay uga soo talaabi xadka Kabxableey ay halkaa ka sameeyaan, dibna u cararaan markii ay xabadaha soo ridaan.

Ciidanka Amaanka ayaa inoo sheegay in lala socda dhaqdhaqaaqooda, jawaabta ku haboona ay heli doonaan haddii aysan joojin xadgudubka iyo ficilada argagixiso nimo oo ay halkaa ka wadaan.

Wixii ka soo kordha xaalada degaanada Kabxanley iyo Deefoow halkan kala soco.

cowslafil.com

7 Comments on "01.april.2015: Wargeyska ka soo baxo Kabxanleey iyo Deefoow"

  1. alhamdulilaahbwaayeh waligeen alaah ayaan ku tashanjirney oo awoodah is kaleh awoodnah.nasiyey iyobgeesi.nimo. ma nin shufti ah oo nagah baranjirey miyaah sure is hortagi karo wakaas ey arkeen tabar toodah. libax hurdah lagama kiciyo hadi adan dhagihisa aden qaban karin. hadii aa nu nahey besha sure dir waxan leyhaye xawdaleh haduu ogal yaheybin aan kuheshino qori caradisah diyar ayan u nahey. hadii mesha garan miro haka so gurteen bacodah

  2. Saaaxiib surredir wax la yiraa ma jiraan waa la google magacaan dunida ku cusub oo umadii oo dhan la yaabtey. Markaanu weydiiney dadka ku xeel dheerAbtiriska beelaha soomaaliyeed waxey nagu yiraahdeen ma garaneyno ee waa qolo cusub oodooneysa in hada la barto. Dir Waa CIISE GUDABIIRSHI iyo ISAAC. Marka saaxiib jeebkaaga ayaad ka sameysatey waxaan aad meelaha la orordeysid ee caga dhigo oo nimcada aad hiiraan ku haysatid meel kale kama heleysid ee (Grazie Tantto)Xawaaddlleyaalw inaa tirhaadid ayey ku habooneyd. Laakiin Buntuq yaa hayooy Walalahayaga so/land .Djabiitiyeey Diraay Ogaadeenoo ciidamadaada liyuubolikaga nagu caawiya itoobiya ayaan wada dagnaa Owxassanoow saldhig iyo dhufeysyo na sii .Abkey Anaa Alifbeetoo dhan dhinca inka oo Aduunyadaba meel ay u socoto la socon kaalay xawaalle iskugu taganee saaaxiib hadaad hiiraan aan xoog ku daganaanaa Xawaadllena waa xakameynayaa oo waan ka xoogbadanahay la arki doonee.

    • FUQI MUXUMED | April 2, 2015 at 12:02 pm | Reply

      Ninkaan lagu magacaabo FESAL. aqoon SURRE uma lihid. Surre beel ALLAH aaminsan, Dariskeeda wanaajisa, gardaro iyo xumaan aanan Aqoon. Balse, hadii la gardaraystose, laga shanlaayo. Beelihii na gardaraystay, waxaa laga hayaa afkooda erayadaan. “Tan ma noodambaysay, Maartooda kululaa, ma dhimashaa ku qoray, Gablanaye Maxaan u taabanay XAQ U DIRIRKAAN”FESAL waxaan maqli jiray ” DHARIGA HURKA MAXAA KA KEENAN” Marka adiga Waxa kaa hadashiinaayo waa maarta Layaab Malaha.

  3. Coofiye

    Sxb balantu waa beledweyne oo lasogubo kadib halawada hadlo???????

  4. Saxibayaal hawiye sharaftiisa ha.ku xadkudbina xawaadle hawiye ma.ahan teeda kale nimanka direed waxan leyahay xawaadle xabad unba kaceliso waligiin ma.arakteen xawadle qabiil laheshiiyay nimankaan dulmiga badan xabad sanka ga.galiya nabada markaas ayeey imani ayada o dhulkiina xuryahay udeejeen iyo rer owxasan wa iska so racdeyen idinka iska saara qashinka b.w yusan idin so dhafin xawadle anaga iyo xaqaadle dagaal walan aya naso dhax maray meeel aan kuheshinay ila hada majirto lkn bananka ayaan kala marnay hada dirta wa in eey sabar badan latimda xawaadle wali maqusanin lkn akhir adinka aya udanbeen doono meshaas ragane awalba maqakori ayey ka.imadeen wa iska sabri donaan

  5. ENG burdhiinle | April 8, 2015 at 8:03 am | Reply

    Hamze warkada sax waye sxb, xawadle waa dulmi ujoog markastana guul daro ayaa udambeyso iyo xabaal, inta qabiil hiiran dagtana mid uu la heshiis yahay majirto. dhaqanka xawadle somaliyoo dhan yaa ka dharagsan lakin waxuu ka helo ayuu leyahay.

  6. Guul xawadle cawaale watow cabsiba aqoon nimanka iska hadla dhulka xawaadle u fakana caqli xumaa

Leave a comment

Your email address will not be published.