War deg deg ah, dagaalkii saq dhexe xalay ka dhacay Deefoow

War deg deg ah, dagaalkii saq dhexe xalay ka dhacay Deefoow

Waxaa ina soo gaaraya warar sheegaya in dagaalka hadda lagu kala baxay, ilaa haddana la helay warar dhaawaca iyo dhimashada beesha dulmiga iyo duulaanka ku ah degaanada Kabxanleey iyo Deefow.

Waxaa ina soo gaaraya in dhimasho ilaa 30 qofood, oo laga soo xaqiijiyey in 20 maanta lagu aasay Bariga Baladweyne. Dhaawaca beesha duulaanka ahna la soo sheegay inuu kor u dhaafay 40. Waxaa kaloo jira in gaari tekniko iyo ciidanka saarnaaba dabka la saaray maanta oo uu ilaa iyo hadda ku ololayo banaanka Deefoow.

Jabka maanta ka soo gaaray beesha dulmiga iyo duulaanka ku ah degaanada beelaha Surre ayaa ah kii ugu darnaa oo maalin gudaheeda soo gaara beeshan ka waantoobi la hurinta colaada iyo dulmiga ay ku hayaan reer Kabxanleey iyo Deefow.

Wixii kaloo ka soo kordha arrimaha dagaalka Kabxanleey iyo Deefow dib ayaan idiinkala soo socodsiin

cowslafil.com

8 Comments on "War deg deg ah, dagaalkii saq dhexe xalay ka dhacay Deefoow"

  1. guul sure kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. b\weyne ha laga qabsado meeleey aadaanba ha waayaanee abgaal hala jiiftaanee

  3. xawaadle indhaha xabad halaga galiyo xoolaha xooluhu dhaleen maxey ku dhamaanayaan

  4. guul sure guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  5. xawadle allaha jabiyo

  6. Sure cidaan garaneeynin ayaa isku taagto jabkaan waan larabay xawaadle horaa looyiri xawaadle aan waran kaa reebin wacad kaama reebo kkkkkkkkkkkkkkkkkkmmmmmm

  7. Xawaale labada orad mid daa waad soo ordi waad sii ordi kkkkk

Leave a Reply to macalin cumar Cancel reply

Your email address will not be published.