Beesha laga ceyriyey Kabxanley iyo Deefow oo la sugayo caawa

Beesha Xawaadle oo la sugayo caawa iyo beelaha Surre oo u diyaariyey Daangedii soo dhaweynta.

Beesha xawaadle oo Maalinimadii Sabtiga 21 Bishan si Xoog ah looga saaray Deegaanka Beelweeynta Surre ayaa la sheegay inay markale duulaan gardaro ah isu soo Abaabuleen.

Beesha dulmiga aan ka korin ayaa isku soo uruursatay maleeshiyadoodii firdhadka ahaa ee ku jabay dagaalka maalintii sabtidii iyo dagaalada naf lacaariga ahaa ay ku soo qaadeen ciidamada xaq u dirirka beelweynta Surre.

Saraakiisha ciidamada Surre oo ay ka mid yihiin Gaashaanle Sare Maxamed Jiilba Jiil oo u waramay shabakada deefoow.com ayaa sheegay Haddii Beesha Bariga Baladweeyne aaneey ka waantoobin Damaca Waalida Ku dhisan ee Dhulboobka in ayagna ay Marti galin doonaan kulamada Kale ee Dagaalka.

Maxamed oo laga codsaday in uu Qeexo warka Kusaabsan Marti galinta ayaa sheegay in aan lagu dagaalami doonin oo kaliya dhulka Surre isla markaana Xabadu Meel walba ay gaari doonto

Jiilba Jiil oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri anaga Maatideena mar horeey qaxday waxaan in badan u tureeynay Maxasta ay Matalaan Ragaan Wax magaradka ah Waase naga dhamaaday Sabarkii Hadeey mar kale dhankeena soo aadaan weey marti galin doonaan colaada markooda.

Beesha Bariga Baladweeyne ayaa Caado iyo dhaqan ka dhigatay in ay weeraro dhulboob ah ku soo qaadaan deegaanda Beelaha kula nool Gobolka Hiiraan ayaga iyo Beesha Surrena waxaa ka dhaxeeya Dagaal Socday Ku dhowaad Laba Sano.

Wixii ka soo kordha jabka iyo hooga loogu tala galay martida ilmo bililiqo doon Xawaadle halkaan kala Soco.

cowslafil.com

15 Comments on "Beesha laga ceyriyey Kabxanley iyo Deefow oo la sugayo caawa"

  1. jecliyaa jabka xawadle waa wasakh waxana jeclan lahaa in laga nadifiyo calamkan mardhow ayaga oo gacan ku gabad ah ayad arki doontiin. inshaa alaah gowsaha katuma. viva deefow

  2. viva wiilasha halgamaga ah viva naftood hurayaasha guulaysta anagana garabkiina ayab nahay. inshaa alaah baladwayne ayan madaxa kaga garaaci doonaa ayagoo wada carabla

  3. KKKKK LA ISKU JOOGEE DHINTAABA LA AASI DOONEEEE

  4. xawadlow jog jiilb jiile wadhratay waxan ku aqanay runsheg wana bahall kiigodaka kasaray adiga bananjoojan waniga masin kartid gul gul

  5. Surre dool ninkii dool ku yimid bey geeridu dhibeysaa waqtigu wus dhamaado wuu dhaqaaqi doonaa ku tusaale qaado qoloojinki idinka horeeyay jabkii ka raacay Hiraan Hardh qaboobe hooygii ugaash qaliif. …

  6. waxaan halkaan uga dirayaa hambalyo geesiyada surre ee dhulkooda ka difaacday tuugadan dooneysa bililiqo. viva surre

  7. K.k.k.k.k. Ala jecliya jabka ku dhacy besha xawadle halyayga besha sure guleysta garabkiin alah galo

  8. Halyayda besha suuse | March 27, 2015 at 5:45 pm | Reply

    K.k.k.k. Jecliya jabka xawadle

  9. Gaaljecel qayaama ma jiro qaabna uma moola waa duke qaaqleh oo qalab ha leeynaay xiimaay xeyr badan goormaa baadiyihii I yo geelii ka timid oo aad alifbeet ad baretey? ??

  10. Xawaadle nuusada cesho horaa looyiri xawaadle waran aan kaa reebin wacad kaama reebo kkkkk

  11. salaamu caleykum

    illaahey nabad hakeeno dagaal fa iido malehee
    direey ogaada wiilasha walaaleheena support ayeey ubaahanyihin ee ka qeeb qaata waxtarka beesha sure
    illahay ma jeclo dadka wax dulmiyo dad badan haku tusaala qateen.

  12. Nika la yiraa suure waxaad u celadhaanshaneeysaa dir oo aad ku ooyeeysaa maxaa markii hore ula joogi we ysey hadaad isku Cid tihiin mida kale hadii lagu dulmiyay waxaa dariiq loo maro Abaheey baan waxaan ka maqli jiray (Adesso e’ Tardo) Fiiro Gaar Ahaaned khabiilad Kake ee Xawadlaha Neceb ee ka caytamaya waa waqtigii na shugta xawaadlle shaas kuma dhamaanayo hadii la dhameyn Karo hiiraan ayaa waxaa xukumi lahaa dadka aan wax iska dhicin karin oo aan aqoonta laheyn waxaa gobol yeesa Nin xoogleh xoolaleh dhuleh aqoonleh dadleh marka caqli ha shaqeeyo waa iga dardaaran …….

  13. ninka labaxay halyeey beesha suuse waa adiga beesha Gaaljecel caaynayee maxaa kucaysay sxb jwb

    • Halyeey guurmuu caayay Gaaljecel sxb indhaha kala fur ama afsoomaliga aqrintiisa soo baro… anigaa hada ku celinaayo Jecliyaa jabka Xawaadle hadaad dood ka qabtidna soo daa sxb.

  14. ibraahim saxan | May 10, 2015 at 11:20 am | Reply

    xawaadle waa cawaan aan damiir laheen diin iyo dhaqan celiyo ma lahan waa cawaan xawaadlaha doofaarka wa ka liitaan waa inuu kuklanka danbe

Leave a Reply to Halyayda besha suuse Cancel reply

Your email address will not be published.