Beesha Bariga Baladweeyne Wax ka Dagta oo weerartay Ciidamada Deegaanka Deefoow Iyo Kabxanleey.

Beesha Bariga Baladweeyne Wax ka Dagta oo weerartay Ciidamada Deegaanka Deefoow Iyo Kabxanleey.

Maleeshiyo Beeleedka Bariga Baladweeyne Wax ka dagta ayaa Weerar Gardaro ah kusoo qaaday Ciidamada Deegaanka Deefoow iyo Kabxanleey,

wararka Nagasoo Gaaraya Goobaha Dagaalada ayaa sheegaya in Maanta Duhurnimadii ay Beesha Gardarada Aamintay ay weerar kusoo qaaday Ciidamada Xaq u dirirrka Kabxanleey iyo Deefoow waxeeyna la kulmeen Reer Gardaro Jab aaneey kasoo waaqsan doonin waxeeyna si hal haleel ah ugu laabteen Goobtii ay weerarka kasoo qaadeen,

Ilaa iyo hadda lama oga Qasaaraha ka dhashay Dagaalka Maanta dhacay waanse idiin soo Gudbin doonaa Qaabka ay wax dhaceen Saacadaha nagu soo Fool leh Haduu allaha awooda leh ka raali noqdo.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Beesha Bariga Baladweeyne Wax ka Dagta oo weerartay Ciidamada Deegaanka Deefoow Iyo Kabxanleey."

Leave a comment

Your email address will not be published.