Raaiisal wasaaraha Dalka Itoobiya Mudana Abi Ahmed ayaa ka soo qeyb galay Shirkii Jijiga

Raiisal wasaaraha dalka Itoobiya, ahna aabaha dhaqdhaqaaqa Dimuqraadiyada iyo isbedelka cusub ee ka curtay geeska Afrika ayaa wuxuu ka soo qeyb galay shirkii xisbiga ismaamulka soomaalida Itoobiya. Mudane Abi Ahmed oo halkaa ka jeediyey hadalo qiimo iyo muhiimad badan u leh gaar ahaan shacabka Somali State, guud ahaan dalka Itoobiya ayaa hadaladiisa shirka waxaa ka daawan kartaan halkan.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Raaiisal wasaaraha Dalka Itoobiya Mudana Abi Ahmed ayaa ka soo qeyb galay Shirkii Jijiga"

Leave a comment

Your email address will not be published.