Jigjiga: Gudiga Fulinta Xisbiga Dimuqraadiga soomaalida.

Waxaa hada golihii dhaxe ee la doortay ay iska dhax udoorteen gudoomiyihii xisbiga oo loo doortay mudane axmed shide halka gudomiye kuxigenka loo doortay madaxwaynaha dowlada deegaanka soomalida mudane mustafe muxumed cumar.

Golaha dhaxe ayaa sidoo kale gudiga fulinta udoorteen xubnahani hoos ku qoran.

Gudiga fulinta

1. Mudane Axmed shide gudoomiyaha SDP
2. Mudane mustafe muxumed cumar G/K SDP
3. Mudane Adan faarax
4. Mudane Maxamed shaale isaaq
5. Mudane Mubashir dugbad
6. Mudane Faatax maxamed faatax
7. Mudane Craxman ciid daahir
8. Mudane Craxman hure
9. Mudane cabdicadil xasan

cowslafil.com

Be the first to comment on "Jigjiga: Gudiga Fulinta Xisbiga Dimuqraadiga soomaalida."

Leave a comment

Your email address will not be published.