wax garad ka soojeeda shabeelada hoose oo si kulul ugu hadlay maamulka shariifxasan sheikh aadan

wax garad ka soojeeda shabeelada hoose oo si kulul ugu hadlay maamulka shariifxasan sheikh aadan

Koroneel Nuur Cali Axmed oo loo yaqaano koroneel cali gaab oo ka mid ah wax garadka shabeelada hoose ka soojeeda kanamid ahaa saraakiishii dowladii dhexe ee soomaaliya oo hada ku sugan shabeelada hoose oo wareysi gaar ah siiyay Radio Danan ee magaalada muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in aaney u Cuntumin qaabka shariif xasan uu wax umagacaabay.

Koroneelka ayaa waxaa uu intaas ku dar in aad iyo aad ugu soo horjeedaan raga aan udhalanin gobolka oo xilal lomagacaabay waxaana uu intaas raaciyay in shacabka kunool shabeelada hoose laduudsiiyay xuquuqdii ay kulahaayeen maamulka shariifxasan sheikh aadan.

waxaan weydiinay wax garadkaan qaabka ay wax urabeen waxaana uu ku jawaabay waxaan dooneynay in maamulka uu ku koobnaado dhamaan shacab weynaha ka soojeeda sedaxda gobol baay,bakool iyo shabeelada hoose ee ma falinaynin in rag ka soojeeda gobolada dhexe iyo shabeelada dhexe xilala loo magacaabayo.

Halkan ka dhagehyso:

cowslafil.com

Be the first to comment on "wax garad ka soojeeda shabeelada hoose oo si kulul ugu hadlay maamulka shariifxasan sheikh aadan"

Leave a comment

Your email address will not be published.