Dagaal culus oo kal bilowday degaanka Kabxanleey

Dagaal culus oo kal bilowday degaanka Kabxanleey

Waxaa socda dagaal xoogaan ay  soo soo qaadeen beesha Xaawaadle iyo xulufadooda maamul iyo ciidan qaran ku sheega. Dagaalka oo lagu soo qaaday degaanka Kabxanleey oo ah halkii ugu danbeysay ee laga sifeeyey qolyahan doonaya dhulboobka

Waxaa ku sugan degaanka Kabxanleey iyo Deefow ciidan badan oo ka soo jeeda beelaha Surre, oo si xoog lehna u hubeysan kana difaacaya degaanadooda maamulkan iyo beesha Xawaadle oo ay bulshada gobolka Hiiraan ay ka harsan la’dahay.

Wixii ka soo kordha dagaalka hadda socda gadaal ayaan idiinkala soo socodsiin

Cowslafil.com

Be the first to comment on "Dagaal culus oo kal bilowday degaanka Kabxanleey"

Leave a comment

Your email address will not be published.