Kulan ay isugu yimaadeen Jaaliyada Soomaalida Itoobiya ee Norway oo ka Dhacay Oslo …

Kulan ay isugu yimaadeen Jaaliyada Soomaalida Itoobiya ee Norway oo ka Dhacay Oslo …

Maalintii axada, 21.september.2014,  waxaa lagu qabtay shir iyo qado sharaf balaaran oo ay isugu yimaadeen
dad fara badan oo isugu jira xubnaha Jaaliyada Soomaalida Norway iyo marti sharaf.

Shirkaas oo ay ka hadleen hogaanka iyo xubnaha kala Duwan ee Jaaliyada Soomalida Itoobiya ee Norway
ayaa looga hadlay qaab dhismeedka iyo gudiyada kala duwan ee Jaaliyadan

Halkan ka daawo qudbadihii hogaanka iyo xubnaja Jaaliyada Soomalida Itoobiya ee Norway

cowslafil.com

Be the first to comment on "Kulan ay isugu yimaadeen Jaaliyada Soomaalida Itoobiya ee Norway oo ka Dhacay Oslo …"

Leave a comment

Your email address will not be published.