Daawo Video: Wareysi lala yeeshay Guddoomiyaha Midnimada Beelaha Dirreed, Habiil Cabdi Haybe

Daawo Video: Wareysi lala yeeshay Guddoomiyaha Midnimada Beelaha Dirreed, Habiil Cabdi Haybe

1 Comment on "Daawo Video: Wareysi lala yeeshay Guddoomiyaha Midnimada Beelaha Dirreed, Habiil Cabdi Haybe"

  1. WIIL HABAR YONIS | June 29, 2014 at 5:58 pm | Reply

    Xaqiiqada ku soo noqo in adeer, waxaad tiri;
    “meel walbaan dagaa” markii lugu weydiiyey, xagaa dagtaa? Meel walba haddii aad dagto
    dadka kale , meel ma yeesheen ogow. Waa in ey jirtaa meel ku gaar ah. Waxaan aad ugu bogay dhiiga xamaasada ku jirta hadalkaaga.
    Lakiin taa kaliya waxa matareyso, waa in ey
    xaqiiq maadi ah ka danbeyso. Haddii aad dooneysid in aad qabiil noqoto jira oo Somali wax la qeybsada, waa in aad dadkaaga meel
    isgu keentaa oo degaan sameysataa. isugu imaada Bakool. Lakiin sida hadda Surrow aad u qeybsan tahay oo shanba qabiil dhex taagan tahay, waligiin ciil iyo gumeysiga maanta aad ku jirto mid ka daran ayaa idiin soo socda.
    Marka aad deegaan yeelato ayaa walaalahaa
    ku calamada u taagan yihiin ee sida Jabuuti iyo Somaliland wax idin tari karaan. Adiguna aad Biyomaal wax u tari kartaa. hadase meel aad ka soo duushid ma heysid ogow, adigii ayaa ah wax afka Ingriiska lugu yiraaho HOMELESS.

Leave a comment

Your email address will not be published.