Waxa maanta Hotelka SYL ee magaalada Mogadishu lagu qabtay tacsidi Xildhibaanadi hore ee Barlamaanka 9aad ee dhawaan lagu xasuuqay Hotel Naasa hablood waxaaana kasoo qeyb galay dad aad u tiro badan oo ay ka mid yihin xildhibaano barlamaan iyo wasiiro kuwaas oo muujiyey sida ay uga xun yihin xasuuqa meshaas ka dhacay waxay alle uga baryeen in alle u naxariisto xildhibaanada kale ah Abdinaasir Gaarane iyo Xidhibaan Mohamed Hassan waxaa halkaas sidoo kale ka hadlay eheledi ay ka tageen xildhibanadaas kuwas oo sheegay bulshada Soomaliyeed iney ka codsanayan cidi wax ka tabaneeso labadaas Xildhibaan iney iska cafiyaan cidi wax dhaqaalo ah ku lahayd ay lasoo xariiraan ehelada marxuumiintaas geeriyooday
Waxaa tacsidaas gogosheeda dhigay Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Mahad Cawad wuxu halkaas kasoo jeediyey qudbad uu kula dardaarmayey dadki halkaas jooogay iney ka shaqeyaan isku xirnaan dhexdooda iyo isku tanaasul si loo gaaro hadafka dowladnimo ee la hiigsanayo
cowslafil.com
Be the first to comment on "Tacsi Qaran oo Loo dhigay Xildhibanadi ku Geeriyooday Hotel Naasa Hablood"