Dhageyso Maamulka Degmada Bacaadweyne Oo Ka Warbixiyey Dagaalkii Ka dhacay Deegaanka Kheyrbara

Gudoomiyaha Degmada Bacaadweyne ee Gobolka Mugud Axmed Daahir Macallin oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixyey dagaal labadii maalin ee lasoo dhaafay ka socday deegaanka Kheybara ee hoos yimadaa B/weyn.

cowslalfil.com

Be the first to comment on "Dhageyso Maamulka Degmada Bacaadweyne Oo Ka Warbixiyey Dagaalkii Ka dhacay Deegaanka Kheyrbara"

Leave a comment

Your email address will not be published.