Tacsi: Maxamed Abdulkadir oo ku geeriyoodey Sweden, Inaa lillaahi Wa Inaa Illeyhu raajicuun

Inaa lillaahi Wa Inaa Illeyhu raajicuun, Marxuum Maxamed Abdulqadir ayaa ku geeriyooday dalka Sweden, magaalada Stockholm galabta, khamiis 14.april.2016. Marxuum Maxamed Abdulqadir oo ahaa nin aad u qiimo badan magac iyo miisaana ku lahaa bulshada reer Sweden guud ahaan, iyo gaar ahaan asxaabta, ehelada, qaraabada, iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ayaa galabta ku geeriyooday dalkan Sweden.

Inaa Lillaahi Wa Inaa Illeyhu Raajicuun. Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh ka diraya dhamaan ehelada, asxaabta, iyo qaraabada ku dhaqan Sweden, Finland, Norway, Denmark, UK, USA, Canada.

Waxaa sidoo kale si gaar ah halkan tacsi uga diraya Maamulka Shabakada cowslafil.com

Inaa Lillaahi Waa Inaa Ileyhu Raajicuun, dhamaanteen samir iyo iimaan Allaha naga siiyo, Marxuumkana Janatul Fardowsa Allaha Ka waraabiyo, AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Tacsi: Maxamed Abdulkadir oo ku geeriyoodey Sweden, Inaa lillaahi Wa Inaa Illeyhu raajicuun"

Leave a comment

Your email address will not be published.