Suldaan Bashiir Geele oo ka hadlaya marxalada cusub ee uu galay gobolka iyo shacabka Shabellade Hoose

Suldaan Bashiir Geele ayaa ka hadlay marxalada cusub ee uu galay gobolka Shabellade Hoose, isagoo baaq u diray dowlada soomaaliya iyo masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowlada iyo maamulka koonfur galbeed.

Halkan ka daawo baaqa Suldaanka:

cowslafil.com

Be the first to comment on "Suldaan Bashiir Geele oo ka hadlaya marxalada cusub ee uu galay gobolka iyo shacabka Shabellade Hoose"

Leave a comment

Your email address will not be published.