Arday badan oo ka soo jeeda Gobalka Shabeelaha Hoose Gaar ahaan degmada Marka oo isugu jira Gabdho iyo Wiilal ayaa ka soo qalin jebiyay Jaamacada Camuud ee kutaala Gobalka Awdal Somaliland Boorama,kuwaas oo soo dhameystay kuliyado kala duwan Sida Kuliyada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ,kuliyada Ganacsiga iyo dhaqaalaha,kuliyada Cafimaadka,Kuliyada Enginering ,waxaa ayna dhameysteen Heerka BACHELOR DEGREE .
Bulshada ku dhaqan Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa soo dhaweeyay, aadna ugu faraxsan dhalinyaradaan soo qalin jebisay.
Ma ahan markii ugu horeysay arday ka soo jeeda Degmada Marka Ay ka soo qalin jebiyaan jaamacadaha ku yaala somaaliland,Waxaa sidoo kale jiray arday badan oo iyagana ka soo qalin jebiya jaamacaha kuyaala Gudaha dalka iyo dibadiisa .
cowslafil.com
Be the first to comment on "Arday Badan Oo ka soo jeeda Degmada Marka Ayaa ka soo qalin jebiyay Jaamacada Camuud ee Boorama(Sawiro)"