Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray dagaalada ka dhacay gobolka Hiiraan

Waxaa ina soo gaaraya warar sheegaya in ay beesha Bariga Baladweyne ay soo qaadeen dagaal saf balaaran ah, iyagoo duulaan ku ah degaanadan hoos ku xusan

1. Kabxanleey
2. Deefoow
3. Asharaaf (oo u dhaxeeya Feerfeer iyo Abaaleey)
4. Dusmo (oo ay beesha Bariga Baladweyne ula baxeen Maxamuud Gacal)

Waxaa difaacday dhamaan degaanadan lagu soo duulay beelaha Surre ee xaq u dirirka oo aan marnaba duulaan iyo gardaro ku aheen deriska, laguna dhabaateyn degaanadooda mudo laba sanno ka badan.

Dagaalada saakay ka dhacay gobolka Hiiraan ayaa lagu jibiyey beesha Bariga Baladweyne oo caadeysatay duulaan gardaro ah iyo dhaqan nabad diid (nabad aanan daacad laga aheyn).

Wixii ka soo kordha xaalada degaanada dirirta ay ka dhacday dib ayaan idiinkala soo socodsiin.

cowslafil.com

3 Comments on "Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray dagaalada ka dhacay gobolka Hiiraan"

  1. Waa guul waa guul surre kor allaha kadhigo .beesha bariga b/weyn waa cawaan maxaa wiilasha lasoo qaldo meeyd kooda looga caraa marwabo.surre soo ma barataan xawaadle.lakiin waxaa balan ah in aad dhibilaha rasaasta wax kufahantaan. Godax bare wiilashiinii ha ka celiyo xabada waa kuwa sida xun meesha uyaala

  2. wiil sure anigu hadal badan marabo kaliya waxaan usheegi xawaale markaad hiiraan kanoqon lahayd tuke cambarle waala gaaray hadana suraa kusaarane iskadhici | June 12, 2015 at 2:23 am | Reply

    Asc dhamaan waxaan halkan kasalaamayaa bulsho waynta hiraan markii lagareebo boon xawaadle waxaan leyahay xawaale maanta waamaalintii laganasan lahaa kaliya markii aan aan soojabino cabaafkiisa niyuboolis baaidilay markuu yiraah kir dhahalee fadalan waataqaanan waa wax xaaraan iyo booli lagudhalay anaga nodayo wacalka faalkuna namaqabto anaga waxaan mahad iyo salaan udirayaa dhamaan bulsha waynta reer hiiran

Leave a Reply to wiil sure anigu hadal badan marabo kaliya waxaan usheegi xawaale markaad hiiraan kanoqon lahayd tuke cambarle waala gaaray hadana suraa kusaarane iskadhici Cancel reply

Your email address will not be published.