Dhageyso: Boqorka Beesha Makane oo ka dalbaday Beelaha Surre & Xawaadle inay Dagaalka Joojiyaan

Dhageyso: Boqorka Beesha Makane oo ka dalbaday Beelaha Surre & Xawaadle inay Dagaalka Joojiyaan

Boqor Faarax Cabdi oo ah Boqorka beesha Makane ee ku dhaqan gobalka Hiiraan ayaa ku baaqay in la joojiyo dirirta u dhaxeysa beelaha walaaha ah ee ku nool deegaano kamid ah gobalkaasi.

Wuxuu sheegay inay codsanayaan in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalada kasoo cusboonaaday deegaanada Deefow iyo Kabaxnleey ee gobolka hiiraan.

Boqor Faarax ayaa sheegay in dadka shacabka ah ay yihiin dad wada dhashay isla markaana ay muhiim tahay in Islaax la kala dhex dhigo.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso: Boqorka Beesha Makane oo ka dalbaday Beelaha Surre & Xawaadle inay Dagaalka Joojiyaan"

Leave a comment

Your email address will not be published.