Tacsi Tiiraanyo leh, Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhu Raajicuun

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shakbakada cowslafil.com iyo dhamaan Jaaliyada Beesha Surre ee Scandinavian’ka (Finland, Denmark, Sweden, iyo Norway) waxeey Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan C/risaaq Maxamed Diirshe(Cabdi Yare) oo Awoowgii Allaha u naxriistee Daahir Muuse Sheekh Maxamuud uu Galabta ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho Xaafada Madiina,

Waxaan Ilaah uga baryeeynaa inuu marxuumka Janadii Fardoowso ka waraabiyo eheladiisana iyo dhamaanteenba samir iyo iimaan Allaha inaga siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin.

Maamulka Shabakada cowslafil.com

Be the first to comment on "Tacsi Tiiraanyo leh, Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhu Raajicuun"

Leave a comment

Your email address will not be published.