03.maajo.2015: Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Jaaliyada Gobolka Hiiraan ee dalka UK

Wax garad, siyaasiyiin, aqoonyahano, culuma udiin, iyo ganacsato ka soo jeedo gobolka Hiiraan ayaa shir jaraa’id waxa ay ku qabteen magaalada London, waxaana ay ka soo horjeesteen shirkii wada tashiga ahaa ee dhowaan magaalada baladweyne xarunta gobolka Hiiraan, shirka jaraa’id ayaa wuxuu u dhacay sidatan:

Shirkan oo dhacay maalinimadii axada, 03.maajo.2015, ayaa waxaa isugu yimid dhamaan beelaha soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Hiiraan, marka laga reebo beesha Bariga Baladweyne oo iyaga gooni iska dhigay ka dib markii ay shir iyaga ku koobaan uu in muda ahba uga socday Bariga Baladweyne.

Beelaha soomaaliyeed ee isugu yimid shirkan ayaa ah 13 beelood oo dhamaan ka soo jeeda Gobolka Hiiraan, waxayna halkaa ka sheegeen inuu kulankan yahay mid wadatashi. Waxaa kaloo ay shirkan ku falanqeeyeen waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin xaga siyaasada, nabadgelyada, iyo midnimada dhamaan beelaha dega gobolka Hiiraan.

Shirkan oo ay ka soo baxeen dhowr qodob oo ay ka mid yihiin;
1. In la sameeyo maamul ka kooban 13 xubnood, halkaas oo ay iyaga dhexdooda iska soo doortaan 3 xubnood oo kala aha
a. Gudoomiyaha maamulka jaaliyada Gobolka Hiiraan oo loo doortay Mohamuud Adan Bedi
b. Afhayeenka maamulka jaaliyada Gobolka Hiiraan oo loo doortay Abdirashid Mohamed Hashi
c. Xoghayaha maamulka jaaliyada Gobolka Hiiraan oo loo doortay Mohamuud Abdirahmaan Guure

2. Waxay jaaliyada halkaan ka cadeynayaan shirka ka socda Bariga Baladweyne inuu yahay shir hal beel ay isugu tagtay, oo ay ku xalineyso qilaafkeeda dhexdooda ah, shirka halkaa ka socdana aysan ku jirin beelaha kale ee reer Hiiraan.

3. Waxay jaaliyadu halkaan ku taageereysaa shirka ka socda magaalada Deefoow, oo ay joogaan dhamaan odayaashii, ugaasyadii, wabaradii, siyaasiyiintii, waxgaradkii ka soo jeeda 13’ka beelood ee dega gobolka Hiiraan.

Beelaha Deefoow isugu yimid oo ay ka mid yihiin:
1. Beesha Ceyr ee Habargidir
2. Beesha Ujeejeen
3. Beesha reer aw-hassan
4. Beesha reer aw faqi-cumar
5. Beesha reer aw faqi-muxumed
6. Beesha Gaaljecel
7. Beesha jidle
8. Beesha Baadicade
9. Beesha Jajeele
10. Beesha Qubeys
11. Beesha Sheeqaal
12. Beesha Eyle
13. iyo Beesha Makane

Dhamaan xubnihii matalayey beelaha uu fadhiyey shirka London ayaa halkaa ku cadeeyey qodobadii halkaa lagu soo gudbiyey.

Waxaa kaloo ay halkaa ka sheegeen inaysan qeyb ka aheyn shirka ka socda Bariga Baladweyne, maadaama shirkaas uu yahay shir beel gaar ah ay isugu timid, danahooda gaarka ahna ay halkaa u fadhiyaan, danta guud ee bulshada Hiiraan’a uusan waxba ka quseyn shirka Bariga Baladweyne.

Masuuliyiinta halkaa isugu yimid ayaa waxay taageereen shirka ka socda Deefoow, shirkaas oo ah mid ay ku dhan yihiin dhamaan 13’ka beelood ee dega gobolka Hiiraan, beesha ka maqan ee ku mashquulsan nidaam keli talis, kana dhaqa adeegay wadatashiga, ayaa waxaa ay sheegeen beelaha halkaa isugu yimid inaysan marnaba ka ogolaaneyn inay u taliso beel wadatashiga diidan, balse iyaga dhankooda ay soo dhaweynayaan haddii beesha Bariga Baladweyne ay u hogaansanto nabada iyo wadatashiga danta u ah horumarka iyo mustaqbalka gobolka.

Halkan ka daawo shirka:

cowslafil.com

31 Comments on "03.maajo.2015: Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Jaaliyada Gobolka Hiiraan ee dalka UK"

  1. War Xawaadlle beesha caalamka taageersan ee adinka yaa idin yaqaano laan gaabyaal aduunyada aan la soconin oo maseyrsan waligiin Xawaadlle aa dabada u dhaqi jirteen hada maa gumeysigii ka baxdeen

  2. Qaraar aa idin haayo Xawaadlle meel uu joogo maa tagi kartiin

  3. Xawaadle Jig eey ku tahay, qabaailada ree Hiiraan gobanimo ku noolaada ayaan leyahay. xawaadle waa kuwii dilayey caruurta ay abtiga u yahiin ma dad baa sharaf dhimatay dheh

  4. xawaadle beesha culusow ayaa yaqaano, yaa yaqaano. jaahiliin siyaasadna waxba kama taqaaniin. waana lagu xukumaa, beesha caalamka waxay xawaadle u taqaanaa mooryaan aan nidaam aqoonin. AIROBORKA UGAAS QALIIF WAA MEEL JEY AH AYEY YIRAAHDEE AIROBOOR. CAWAANTA HA LA XUKUMO WAA BAANTUU

  5. Xawaadle ama kakabka midey ahaataba garasho iyo garasho la aan cid dan ka leh ma jirto calaacalna waxba tari maayo dulmigii aad wadeen halkuu idin dhigey sow ma aragtaan in maanta umadii goboöka wey isu tagen oo ay heshiiyeen si ay nabad iyo barwaaqo ugu noolaadaan dadkiina dhinac ka soo raaca ama sidaa KU socda idinkaa dhadhamin doono waxaad ka heshaan

  6. Your Comment Here..hhhhh kuwaaan hiiiraan dhan 2beeroot aay kuleeyihiin markaaseey rabaan iney wax carqaladeeyan goleey waxkale mahaysaane qoraalka aat qoreysaan niyada kudhista

  7. Xawaadle tabartiisa waa garab sagaara af iyo gacan waxey kuroon yihiin afka deefow iyo kabxanleey anagaa iska leh intee udambeeysay filinki eey maa cunay kkk miskiin

  8. xawaadle waxaan ku naqaan, tuuganimo, boob iyo xatooyo degan caduunka xoolo raacato, cawaan hooyadood cirbaha ka guba(qumayo-tuur), carab la’a oo aan diinta baran Karin.
    Goobaha colaadeed marka laysku soo baxana orod(fagaarta)isa sii daaya,sida caruurtiina kaaba qabiiladooda u hadlaan.
    adoo arag iyo aqlaaqba xun, cawaan ahoo hooyadii cirbaha ka guba,asalkaadana la aqoon….

    Culimadii towxiidka kuu qabtay islaan kaa dhigay adigoo sida galawga u ciya, ku faray hooyadaa cirbaha iyo feeraha haka gubin, abtir kuu yeelay ee ilma hawiye kugu daray,maalintaad is waashay ileyn awalba maadan garsho dheerayne xabadda afka iyo indhaha kaa galiyay, ee adoon dhag la qabto lahayn beledweyne kugu shubay baan ahaye ogsoonoow.

    hadaba adigoo tilmaamahaa leh hadey beesha caalamku sidaa kugu taqaano waa kuu nasiib daro, laan dheere baan ahay iyo goobaha dagaalka xaga orodkaan ku dheereeyaana meel islama gasho.

    fuquhaada iyo culimada reer hiiraan waxay kuu arkaan mid yaroo daciif ah waxna aan iska celin Karin, hadal murti lehna aan aqoon, caamadu ku badan tahay…
    waxaanse aad uga xumahay waqtiga iigaga lumay inaan dad caadiya oo wax garta idinka dhigno.. horaa loo yiri “dhagax tuuji ama taabo waa kii tabtii ah”,dugaag la noolaanshahaagii baad dib ugu noqotay iyo aqlaaq xumadaadii casru jaahiliga ku salaysnayd.

    bood oo dhac qayliyoo olol,hiiraan mooryaan uma baahna, culimadana cawaan garasho yar uma baahna.
    wabilaahi towfiiq

  9. Horta gobol soo yeelo sida Xawaadlle Maxamed.markaas ka dib ayaad Wax mucaaradi kartaa

  10. kkkk Deefoow aa shir lagu qabanaa ilmihiinii waxey barkac ugu .maqan yihiin kililka sanaad see .marka shir loogu qaban karaa War-zone

  11. Wallaahi qofka haduusan dhul lahahayn waa dhibaato. Allxamdulilaahi in aad Xawaadlle iga dhigtey Hiiraane Beesha caalamka ay u Taqaano Xawaadlle Cade Beesha Makane waa niman ilbax ah oo xoolo illaahey siiyay waa in xukunka iyaga loo dhiibaa markaan waayo Xawaadlle waligiis ayuu Xukun soo haayey waa iga talo waxaan kale waa dad maseyrsan oo aan kalsooni isku qabin oo beeraleey iyo geeleey ah

  12. Xawaadlle waa isku tastey dantiisana waa yaqaan hiiraane nin aan Xawaadlle eheyn kaxba kama qaban karo ee qarar com.

  13. Qur’aan baan dhignaa ee Xawaadlloow maad ajuuro isiisid tuugsigii aad Xawaadlle tuugsan jirtey iyo beertii uu ku siiyay wuu kaa qaatey wuu a ku buri doonaa ee ha sugi waayin kuwaan dir sheegnaayo maxaa meelwalba qaxooti ka dhigay umada oo dhan ayaa og in aysan dhul lahayn habargidir waa ku soo burisey Xawaadllena waa ku nacay ee intee aadee gee leeds gaaljecel geela la ilaali maskiin NO-50 intey ku danbeysey maskiin.

  14. hahahahha xwadleh waah loyaah baah. danbin kii ugu wenaah ayuu sure idin dhigay hadah mel aad kamartanah malahen. markah is dhibah. balan waayeh xilkah in ledin kaqaado xawadleh danbe oo xil hayo hoiraan kan ayaah ugu dan beyso. hadii ley is kudaro shebeladah iyo hiiraan. nakasiwwacan waah leydinku dimayaah.

  15. Qabaa’iladii sarfta badnaa oo reer hiiraan oo dhan waa heshiiyeen waxaana cadeynaya webkseyda Coomaad online ee reer sheegsto maxaa cadeyn ah oo aad heysaan in 13 kii qabiil ee hiiraan ay ku shireen UK kana soo horjeesteen Beelweynta Xawaadlle????

  16. kkkkkkkkkkkkk horta haley cafiyo, anigu waan isku dayay inaan reerkeyga xawaadle difaaco, laakin dulmi joogto ah kuma Jiri karnee nimanyahoow reer hiiraan aan sama ku wada daganaano gobolka,culumowdana waa niman rag ahoo weyska keen dhacsheen, waana dhamaatay arintaas ee yaan nala takoorin umadaayna aan ka mid ahaano.
    anigu weyga dardaarane xawaadle dulmiga ha daayo,

  17. yaa lagu qaldaayaa nimankan teetanada ahee surre, habargidiraa horteen ka qaylisay, mareexaanaa ka ooyay, anukaa ka gardareyn balse waan ka shalaynay,beenteenina waa la fahmay cid manta hiiraan deganoo na aaminaysa hadaan xawaadle nahay ma leh, curyaanimo iyo caga beelaa naga raacday ceeb iyo waji gabax ayaan ka faaidnay.
    ilma direed wallee laguma deg-dego. culumooy waad naga badiseen dagaalka ee nabad nabad nabad

  18. XAWAADLE GARAC WAYE ( WECEL SOMALIYEED) HALOO DULQATO SOMALIYEEEY.

    • KKK marka oo deefoow kugu laayay maa dhihi haloo dulqaato cabsi mee kaatah AMA ????

      war xawaadle waala yaqaan oo wayaaye xawaadle maxamed meyle

      kkkk ooy sxb isqal

  19. Kkkkkkk 13 qabiil-VS Xawaadllee waxaan u aragnaa wax la yiraahdo Qosol gariir.Wallaahi Habargidir waa aqli badan tahay waa hore ayey hilfaha u soo qaadey qolodaan doolka ah. Xawaadlloow nimankaan saa meel iskaga saari u.diyaar garoow hadii illaahey yiraahdo

  20. Somali waxay ku maahmaahdaa nimaan waraankaa galin weedhaa ma gasho ilaa qofka layska celiyo kuma daayo imisaa lalahaa joojiya dhibaatada aadkawadaan Hiiraan reer xumaanle(xawaadle) hada afkoodiibaa edeb yeeshay markii la karbaashay ee dulmigii ay wadeen la go,ay deefoow dambaan leenahay lamaga hayo, qofku hadaanu allaah subxaanallaah ka baqayn wuxuu doonuu sameeyaa waa ay ayguna waa nijaas markaa walaalha surre iska ilaaliya nijaasada yay idin nijaasayna kutubkiinanan ilaashada. wixii idinsoo dhadana si fiican ugarbaasha sidii laydinku yiqiinay,noolaada meelkastood joogtaan ilaahay haydin ciseeyo oo haydin sharfo

  21. qodonimo la ogaayoo dir ee ku factirsataa masheeko iyo war meediyo lagashegaa dhul lagu helaa sidii waraabihii dhul laqubay geed jinni kadhax qeeliyo NB DIR DIB U ABUURIMEEYSO DEEFOOW SEXIRKEENTAYAA IYO MEDIYO KAQEYLISAABA

  22. dhaqane sabriye | May 8, 2015 at 6:27 pm | Reply

    yaaa xawaadle neceb shir ah,ayuu ahaa kkkkk,marfashlayaashii reer london taga hiiraan deefooooow shirna kam jiro mana ka jiri doono,,,,ninkii reer hiiraan ah caasimada ayuu shir ku qabanayaa,kuwii ka yimid dooloow iyo xeraale waa laabteen,

  23. Kkkkkk Xawaadlle waa dowlad cidna saar kuma aha dhulkaa barwaaqadaa ayaa ilaahey siiyay wixii nagu soo duulana waa iska celineynaa. Maxaa kale oo meesha yaala

  24. besha dir hadanahey qasatan laftah sure. dhulkenih wan hesanaah marka dad ka kaloo gobalkah dagan wixii rabaha nabad nabad aan kula nolaano wixii rabanah dulmi aan is kacelino. waayo alaah dulmi wuu xarimay.qof muslim ah nah waan in aan ladulmin.

  25. Xassan shiiq noloow waa guul u soo hoyatey Beesha Xawaadlle walee Xawaadlle waa niman Rag ah Guul Guul baan leeyahay

  26. war sabriyow hiiraan casimadeedii deefow ayaah laga dhigayaah waayo 5 culimo iyo galjecel iyo jajeelo iyo ceer waxay is kuraceen xwadleh in uu yahey dad oo cawan ah markah dad kii waxbartey ayaaj hogaminyah gobalkah looma baah nah dad cuman ah waxaah lobaah hanyahey dad cilmi leh.looma bah nah dad shufti ah oo dion laheen.

  27. dhaqane sabriye | May 10, 2015 at 8:36 am | Reply

    Gaal-jecel hadii uu rabo inuu quud ka sugo nin xeraal iyo dooloow ka yimid,waxaa run ah,Gaal -jecel Qiyaamana ma jiro -Qaabna uma noola waa Tuko,QAAQ-lahoo Qalabka ha leeynayaaaaaaaa,,,qiime hadii ay leeeyihiin kismayo jawhar bay iyo bakool ayey wax ka noqon lahaayeen hadana hiiraan ayaga ayaa sharaftii iska qaadey ,makkane ,xawadle iyo jajeele waa hormuudka HIIRAAN.

  28. wiil Gaaljecel | May 18, 2015 at 7:20 pm | Reply

    Dhaqane sabriye sxb runta aan kuusheego Gaaljecel waa beel sharaf badan garacna ma ahan sidaadoo kale inta aan degana ciil uguma nooli ee sharaf ayaan ugu noolahay ee hadalladaada waxaan ka dhadhansaday inaa cuqdadeysan tahay afna Gaaljecel waxba loogama qaado dhoocil yahay oo aan la ogeeyn meel ay galaan horta isasoo cadeeya ma daarood ayaa tihiin mise hawiye. Miskiin

  29. XAWAADLA BEERADOON AYUU AHAA WAA KA SHALAAYEY LUYUU BOOLISAA ISOO WEERAY WAR BEEN BADANAA ADEERKA XAWAASLE BOQOLKII BADANAAYEY QASAARAA KA RAACDAY

Leave a Reply to dhaqane sabriye Cancel reply

Your email address will not be published.