Dhageyso: Nabadoon Cabdi Raxmaan “Ma’jiro Weli heshiis Dhex maray Beelihii Ku Dagaalamay Gobolka Hiiraan”.

Nabadoon Cabdi Raxmaan Cusmaan Xaaji oo ka mid ah Nabadoonada ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay war maanta ka soo yeeray qaar ka mid ah Wax garad ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo sheegay in shir maalmahaan ka socday Degmada Beledweyne lasoo gaba gabeeyay kaa soo looga hadlayay beelo ku dagaalamay deegaanada Deefow iyo Kabxanley ee Hiiraan la soo gaba gabeeyay heshiisiintooda wajigii kowaad.

Wajiga labaadna maal maha soo socda laguda galayo arintaas ayaa waxaa uu ku tilmaamay Nabadoonka waxaba kama jiraan iyo in dhankooda habayaraatee wax ugu qeebgalay aaney la arag.

Waxaa uu ku eedeeyay beel kamid ah beelaha dega Hiiraan in iyaga dhaxdooda intii isqeebiyeen qeeb ka mid ah beeshooda ay ka dhigeen beesha dagaalka kala dhaxeeyo ay ku tilmaameen in lawada heshiiyay.

Nabadoon Cabdi Raxmaan ayaa waxaa uu sheegay in wararkaas oo dhan ay la socdaan waxa ka qeebgalay dhankoodana jirin iyaga si ka daaye beelaha kale ee dega Hiiraan badi ay ka maqan yihiin Shirka.

cowslafil.com

3 Comments on "Dhageyso: Nabadoon Cabdi Raxmaan “Ma’jiro Weli heshiis Dhex maray Beelihii Ku Dagaalamay Gobolka Hiiraan”."

  1. Wejigiisa Suu u yaalo day acuudu Billaahi mina seydaani Rajiim waa odey duq ah oo aad u foolxun. Yaa warkiisa ku jiro daanyeerka daanyeerka dhalay maseyr aa ku haayo hiiraan qaxooti aa ku tahay waana lagu burindoona ee waxba ha qayqeylinin KOYTO COM.

  2. xawadle shufti ayaah lagu ogaah.gormey qori qateen oo dad loqdeen. walahi sure adeb ayuu nugu baray. hore ayaah lodhahey. so joog nin kiih laga waayo so jiifo ayaah laga helaah. ader hada sure iyo13qabil gobalakah dagan wey tashanayaan oo waah leydin talinyaah. xaar wenayaal dad gormaad heden wacalo qaadicul dariiq ayaad ee deen.

  3. Kkkkkk la Arki doonee maxaa qolooyinka hiiraan dagan ugh ooynee aawey dirtii aad sheeganeysey wallaahi goboladii dhex waa laidinka soo buriyay hiiraan dhufeys ayaa ku jirtaa mana ku badbaadeysid ee xawaadlle Cid uu soo wadana ma jirto ee iska celiya meel aduunka degtiin ma jirto dhul raadis com.

Leave a comment

Your email address will not be published.