Wasiir caan ah oo sheegay in Guri looga heysto Muqdisho, Daawo video

Axmed Cabdi Xaabsade oo dhawaan isku dhiibay Maamulka Puntland kadib markii u kasoo goostay Somaliland ayaa sheegay in Guri uu isaga leeyahay looga heysto Magaalada Muqdisho.

Xaabsade ayaa Somaliland kasoo qabtay xilalka Wasiirka Warfaafinta iyo sidoo kale howlaha guud, hase ahaatee dhawaan ayuu ku dhawaaqay in uu ku biiray Puntland.

Siyaasigaan oo hadda aan wax shaqo heyn ayaa sheegay kasoo jeeda beesha Dhulbahante ee Gobolka Sool

cowslafil.com

Be the first to comment on "Wasiir caan ah oo sheegay in Guri looga heysto Muqdisho, Daawo video"

Leave a comment

Your email address will not be published.