Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degta oo dhulka lagu garaacay(Buraanbur).

 

 

cowslafil

23 Comments on "Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degta oo dhulka lagu garaacay(Buraanbur)."

  1. Waran kululaa Dumarka Surre | April 14, 2015 at 6:52 pm | Reply

    Waa wareey, waranka gabdhaha surre kululaa. Allay lahee doqontii xawaadle dumarkooda macalimiinta (Dumarka Surre) ayaa baray buraanburka. Waxaan ka yaabay sidey deelka xarfaha alfa’beetada afka soomaaliga oo dhan loogu jawaabay dumarkii xawaadle oo meel uga dhacay buraanburka πŸ™‚

    Gabdhaha surre gacan ayaan u taagay, waxay ku garbaasheen xawaadle buraanburkii sanadka πŸ™‚ πŸ™‚ πŸ™‚ πŸ™‚

    Guul geesiyada Gabdhaha Surre ee tiriyey Buraanburkan ayaanu leenahay

  2. Kkkk war waa nabad reer oday nabada ha laga shaqeeyo

    • AQaagabar sure ilaah halga cabasado oo ceyda hala dhaafo malaa ig baa garbaha saaran oo qori oo bari lagu waydiin

  3. Waxaan idin weydiiyay Gobolada dhex. Awey xeraale iyo bacaadweyne iyo camaara soow tan 3dax Jufo oo HabarGidir ah ku Xadreynayaa oo cidkale oo hadli kartaaba.jirin soowtaad dhihi jirteen habar gidir ayaan mudug iyo galgaduud ku bursanaa Away xoogii aad leheed oo sheegeysay? Afrtii deegaanka habargidir dhex orordi jirtay Ey ayaa cunay. Okay waxaa kuu soo haray hiiraan Waxaad ka joogtaa deefoow iyo kabxanleey waana dhul Xawaadlle Afarta Dhina waxaa kaa joogo Afar Samatalis waxaadna ku joogtaan cabsi sababtoo ah waqti kasta ayaa lagu soo weerari karaa waayo dadkii aad la daganeyd in mudo ah ayaad dagaal kula Sifaadeen marka sida aad ku socotaan ma wanaagsana waadna ku dabar go’aysaan dbulna iyo gobolna ma yeela kartiin sababtoo ah waxaa tihiin dad dhib ku jira markasta ee Allaha idiin fududeeyo

  4. adeer habergodir dagmoyinkah aan kadaganahey. kurasteeda mel ayey saran yihin oo qof qadan karo malahan. xataah wax is u sharaxan nahey.madaxweynah. habergidir kaliyah waxay is ku hayan intah haku aabanin iyo intah ku qabo ee is kuma hayan. weynah . hadii ad rabto tag cadaado in dha hadaah ku arkeysaah madaxdah sure kasocodah labada dagmo xeraale iyo bacaadweneh.marka sxb dad kaas waah dad walaal la heenah wax wadacun naga dhexeeyo. marka anagubah hiiraan maamul losa menayo kamah so hor jedno waah tagerenaah. ee cugdiga is kasaar iyo xasid nimadah iyo jahligah ku gujiro oo aad rabto qoowmiyad dhan in labarakixiyo.

  5. Afarta dhinac afar boon oo kakab ah ayaa iga joogo oo aan KU filnahay. Mudug oyo galgaduudna xuquuqdeyda waa banaanka cidna kuma saqajaameyso.

  6. Faisa waxaan kuu sheegayaa waxa afarta dhinac iga xigo aad sheegeyso afar xabo oo xawaadle iyo boontoodii waaye, mudug iyo galguduudna adeer surre ayaa lay yiraa ee cid sacaba hoorsata ka weynahay ilaah baa mahadaa leh meel kastoo oo aan joogano kartideyda ayaan KU joogaa

  7. Salaan sare dhamaan walaalaha surre marka hore. marka xiga walaalayaal waxaan idin leeyahay FESEL oo kale waqti leys kagama dhumiyo waayo waxaa la yiri Af qoyan iyo Ey ba qeylo ma joojiyo qofka intey nafta ku jirto wuu iska hadla marka cawaantii aan ka soo sheekeynay ayuu ka mid yahay ee waqti ha iskaga dhumin. Buraanburka na wuxuu leeyahay Part 2 oo weliba ka hadlaayo xaqiiqda dhabta ah Ee Boon nimada xawaadle waranka weli sifiican idiinma gaarin ee waa inoo weli

  8. dheeman. walashey hortah gobaah tahey gobi gobi dhashaah tahey.hadanah waxa tahey.duriyah dii baad tahey. sure ayaah tahey.

    • AWAD iIna adeer gob waan ahay oo gob gobi dhashaan ah oo Surre iska dhal ah baan ahay. AWAD aad iyo aad baad u mahad san tahay

  9. besha sure waxan ugu baqayaah melksato nabada ku waraha iyo cibaado wanagsan.dad kah islamkah ah nah jiraan wanagsan kulah dhaqmah. dala mintanah.afkajabshah.xabad afkah kagaliy

  10. Ninka wataa magaca fisa waxa tahayba amba noqo boon ama haba hawiye futo madobe tedka kale waxa dhinacyada naga jira walayaqanaa 4 kutaqa sustay sixirka iyo falka jini ad la ordaysaan teda kale sure waa gesisiyada soomaaliya oo dhan lagu xisaabtamo manta xassan xaraa ihayo nabada uu higsanayo kuna gorgortamayo dadka u kenay waa janaraalkii soomaliyeed iyo xertiisa somalina kayahay qowmiyada direed kasii yahay sure sure cidaan ilaah eheen mabaryo waxay wada shekeestaan cid walbo anshax xumo iyo doqonimo lasoo donto meelbuu ugu sooharaa sida saxiriintan bariga baladweyn fadhida ee waxan kusoo gaba gabenaa dadkan waraaboway ee xalashaday dhiga muslimka in ay cabaan hadana soo horfadhisata umada xalal cunka ah iskaga dhigaayo muslim qaalis xaran xarantoda kale guuuuul qowmiyada direed ee xaq u dirirka ah

  11. Habar bara kac ku maqan warkeeydi waa yahay ee war maxuu taraa in la dago Deefoow iyo Kabxaleey ayaa la rabaa ee kuwa dooloow ka yimiday raaca war looma baahna. mida kale suraha meesha aad la taagintahiin meshaan lagama yaqaan ee naagaha ayaad ku aqli tahiin

  12. hhhh nagtaaan labaxday magaca cadeey abdi . magaceedu waa xalimo xaqiqdiina xalayaaan ogaaado wa xawaadle xidhidhkana ujaray sorry xalimo xalaashaan kusiin jiray xasidkii xawaadlaa xaraaan kaga dhigay . anna la xumiyoow xilahaga hoo

  13. Fesal maanta waxay kaa tagtey in comments xataa magacaaga KU soo geli weysey oo waxay kaa geysey inaad soo qorotid Xalimo Abdi, toley waa saad u sheegteen dadkan jawaab xataa ma mudna

  14. cadeey wila sure kabxaley ayagoo beebayaal watah ayey jogaan jibab. adiga wilashinah hadeysan san aqoon sidah lodagalamo. walbarayaah. daruusyaah lofurayaah. awelbah anaah kubaray diin hadanah dagal ayaan kubarayaah. nin madow iyo nin cad yaah adag nin madow ayaah adag xawadleh nah waah sidaas waah nag cad wul sure oo xogan markey arkaan hubkah ayey daadinayaan. marka rag madow kenah mesha nagaah kenteen xawadlow

  15. yaa ku rabo waxaad ka dhalatay beel aan sal iyo raad ku laheeyn adoonka. warkiina ayaa ku soo uruuray in aad ceeyntantaa naagaha ayaa mirkii la dilo iska ceeyntimee hadii ay tabar noqoneeyso caay waligiinba ceeyntama laakiin waxaad ogaataan in ay dib usoo dageeyn waxuushtii aan iska xaaqnay waligeenba meelaha or-orda oo ku haya waxaan qabsanay dhul laakiin dhul aadan laheeyn haku daalinaha
    wax kasta oo shurug ah adinka iyo reer owxasan soo daaya hadii ay naga kiin ciliniiso ilaa waxa gudka kuu qoday waa taqaanaa hadii uu kaa cilinaa libaaxayada xawaadle waa leeysku joogaa warkaan war aan aheeyn ayaan kaa sugayaa insha allaah mar dhow in lagu quusiyo si aadan u haweeysin mar dabe in aad burdhiinle sii joogto adiga iyo ku kuu kireesanba iyo kuwa aad ka soo wadadtay meelaha ay ku habaabsanaayiin ilaa faracaada ayaaba kala habaabsan oo meel aad isku sheegtaan ayaan jirin waxa aad sixin aqrineeysaana illaaheey ayaa ka weeyn waana leeydin waaydoonaa mardhow insha allaah mida kale waxaan rabaa xitaa in aadan ku gabal meelaha aad qoxotiga ku tahay meelaha baqbaqleeya rag ayaa kaa deeya

  16. Waan ka xumajay cadey ama fesal midkaad tahayba rag wax kaa dhiciya kama dhalan ee waxba ha booteyn

  17. naag waalan galey garoob miyaah dibadah ku tahey. oo waad dhanteysay. waxad kahadleyso lamayaqaan. iyo mel aad lee dahey hiraan xawaxn u naqanaah besha galjeceel nayaah naag walalan

  18. cadeey waxaad ogtahay inaadan wiilashiina wadna ama geesinimo aadan u soo iibin karin,amaahna aadan ku heli kareyn marka bootada ayaad tabar mooday tan labaad xishoo ee raga ka dhex bax iyagey sheekada ka dhaxeysaaye.

  19. 1.hadii ay xawaadle fulay yahay iswaydiiya cida labada tuulo gubtay iina soo sheega?
    2. markii la gubayay idinka xageebaad jirteen?

    waryaada warka aad dhaheeysaan war xaqiiqada ka fug weeye ee is xisaabsha oo xushoodda meel ayaad meelaha la taagan tahiin ee markii horeba waxaa leeydinka wayay naga amusa hee hada amaad iska aamustaan taasaa idiin ruune maato ayaad tahiin ku kormeereeysanaa dabas meel taalo waxaan u maleeynaa hada meelo lidinka gubo ma harin ee adinka ayaa leeyid gubi doonaa hadii aad aamuse weeydaan runtuna waa taas ama faana ama iska daaye, warkiino waa afnoola waa hadlaa eeyna wuu ciyaa ee sidii eedga oo kale meelaha iska qeeyl qeelsha inta aan kaa aamusinaa ileeyn aqli aad ku aamusto ma heeysaane,

    • Horaan u iri af qoyan iyo eey ba dhawaaq ma daayo. cadeey 2 daas ayaad tahay meeshaan hadal loogama baahhna Tuulooyinkaas sheegtay calankii Surre aa dulsuran ee orod Culusoow wax hakuu taro

  20. Surre waligey ma maqal oo igu walaahiya waa cayayaan ee hala buufiyo cawaanta cawaanta kale jirin

Leave a Reply to Ali Abdi Cancel reply

Your email address will not be published.