Ugaas Rooble Qaasim Cismaan oo ka soo horjeestay shirka ay iska wadato beel qaas ah

Ugaas Rooble Qaasim Cismaan oo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ahna ugaaska beesha Gaaljecel oo la hadlayey idaacada radiodanan ayaa ka hadlay sida uu u arko shirka qaban qaabadiisa ay ka socoto Bariga Baladweyne.

Ugaas Rooble ayaa sheegay in shirkaas aanan loo dhameyn oo ay hal beel oo bariga Baladweyne degen, ay halkaa isugu timid, beelaha kale ee soomaaliyeed (14 beelood) ee ku dhaqan gobolkana aysan qeyb ka aheyn shirkaas.

Ugaas Rooble Qaasiim ayaa sheegay in la sugayo, reer Hiiraan ay aad u daneynayaan in la qabto shir looga tashan aayaha mustaqbalka gobolka, shirka oo la qaban doono dhowaan Insha Allaah. Balse shirkan hadda la sheegayo inuu ka socdo abaabulkiisa Bariga Baladweyne ay wadaan hal beel oo ay isbaarooyin u yaaliin halkaa cid u tagtayna aysan jirin.

Ugaaska ayaa carabka ku adkeeyey in gobolka ay degen yihiin 14 beelood, shir aanan loo dhameyn, isla mar ahaantaana aysan qeyb ku aheyn beelaha soomaaliyeed ee gobolka ku dhaqan uusan meel mari doonin, hal beel oo kaliyana aysan matali karin dhamaan shacabka ku dhaqan gobolka.

Gobolka ayaa sanadihii u danbeeyey waxaa ka socday dagaalo dad badan ay ku dhinteen, hanti badan, iyo degaano dad shacab ah ay ku noolaayeen la gubay haddana aad loo hadal hayo in gobolka uu u baahan yahay jawi cusub oo xasilooni iyo horumar, loona baahan yahay hogaan heli kara ama heysta kalsoonida dhamaan beelaha ku dhaqan gobolka Hiiraan in ay abaabulaan shir looga tashan danaha iyo mustaqbalka gobolka. Beesha Bariga Baladweyne ma heystaan kalsoonida inta badan bulshada ku dhaqan gobolka, waxayna qeyb ka ahaayeen dhibaatooyin fara badan oo loo geystay degaano iyo shacab intaba.

cowslafil.com

20 Comments on "Ugaas Rooble Qaasim Cismaan oo ka soo horjeestay shirka ay iska wadato beel qaas ah"

  1. War wax ma ifiin sheegaa nimankiinan qaxootiga ah ee dirta sheeanaaya waxba gaaljecel kuuma qaban Karo waa niman cawaan ah oo miyiga degen ee direy waxaa balan ah in aan wabiga idinku gurno maseyr aa idin haayo waayo dhul maqabtiin meel aduunka aad dagtiin ma jirto ee xawaalle ninkii hadalkiisa maqli waayo wabiga b/weyne ayuu ku ridayaa markaa dagaal gacanta wax ku qaadi weysey. Ayaad dagaL afka biloowdey markaasaad waxaad naf ka raadishey dad dad ayagaba tooda u meela hadii wixii xawaadle ka cabsoonaayoo dhan iyo adigoo cariishkii xumaa lagaa gubay is soo baheysta mar labaad layuubooliskii waa tegey awxassan waa kaa tagey hada waxaa waaleysaa geeleey iyo beeraleey ilaa xawaalle iskama celin kartide isaaq iyo jabuutiyaan u yeero

  2. feysan nin runta ka hadlaa tahay ee kuwaan u sheeg runta. mida kale Hiiraan waxaa leh Xawaadle iyo Makane inta kale waa raaci dhulka cidii adab ku joogi weeyso asoo awalba marti ku ahaa qoxooti ayaa u dabeeysa sida kuwaan hada magaca cusub la baxey ee Sure iyo waxaan laga aqoon aduunka sheegaa ugaas ceeytamaa waa ri isku bantay. ee u sheeg waxuu xawaadle rabo ayaa ka soconaa Hiiraan

  3. Ninkaga cawaanka ah in ay dhamaatay ma og tahay in bel bel lagu cabsiyo oo cida tan abaarta dilatay ee yicibtii kunoolan jireen marke wayeen ay hawesten belihii kale ee ladeganay xolohooda si afkii xawaadle ee urayay in ay urtas ku ba biyaan xolo booli ah tasna waxaa kuu diiday 4xabo oo naga mid ah oo ahlu diin ah qowmiyada ad afka kudhufa tayna weli dagaalkoda madha dhamiin haday dagaalka u dhan yihiin qowmiyada dired ilahay baan ku dhaartee awood xataa caruurtada akafka ku qaadan Karin waxaa cano iyo malab kula noqo naayo tii ay kugu dhigeen habar sharmooto iyo boonteda lakiin waxaa cado kadhiga teen ben isku camir an niyad jirin xaninyo rag kula dego degaanka kola dega iska kaaceliyeen in ad kumar mar siyootaan dad faalkina benta ah idiin shegay rucbi ayaa ilahay idiinku riday mell xunbad kudhima naysaan idinkoo radinaayo bililiqo waqtigedii dhamaday wadanka oo dhana dirbaaba degata Mel walboo qabiil somaliyed degto dir baa kusoo dhaweysay iyaga oo firinayay xiliyadas degan la anta haysay qabiiladkii kale iyo abaaro ilahay dartisa iyo imankoda kashanayo usoo dhaweyeen tasna waxaa kugu daliil ah afarta barjoho somaliweyn degaan kutahay in belweynta direed aykamid yihiin waxana kuushegayaa qowmiyada direed in ay qadan karin dulaysi tasna ay udideen gesiyasha soomajesta yaasha direed horaa loo yiri shinbirkii dulduulkisa bato fuud surow kudhacaa ee sure xaqiisa hadan loo ogolanin ogada benbenta mesha ad kudhobdhoobten in aysan wax idiin soconayn maslaxada gobolka oo dhan waxa ayku jirto waa in qabilada wada daga oodhan xaqooda lasiiyo hadii kale ogaada inaysan wax soconayn imaankina dhuuqsada ilahay utoobadkena iskadaya xaqa islameed adradinay saan hawiyaa waxaas Mel wax kukeeni wayay idinkiina tabtaas bad kusocotaan ee waxaa noo balam ah ek 47 hadalina sure na madalayo soosocda xaqa lagamdalo ee xaqa iyo xaqdarda waxaa guulaysta xaqa waxaa balantena ah qowmiyada direed ee xaq u dirirka ah Mel kastoo ay jogaan guuleysta wixii idinka xaqdarana ilahay hatuso xaqooda guuuuul qowmiyada direed wswr

  4. Ku soo laabta meesha baadiyaha ee aqal soomaaliga ku dhishateen kaas oo ah cawska beeraha xawaadlle ka baxa waana la gubayaa ka dibna waxaad aadeysaa wabiga ama buuraha ka dib waaxaa meel la soo istaageysaa Baaqa dagdag ah ururada sama falka in ay gargaar bini”aadinimo la soo garaan dadka ka barakacay kabxanley iyo deefoow. Awey dirtii aa sheeganesey? Hadne waxaa meel la soo istaageysaa waxanu cabaareneynaa xasuuqii foosa xumaa ee ay (BEESH XAWAADLLE) u geysatday beesha susu ceeb com.

  5. Mideeda kale Ugaash waxaa noqda nin Illaahey diinta baray Qu’aanka iyo Maxnihiisha yaqaana ee Nin geel illaalinaaya oo cawradiisha banaanka taalo oo Anaa Alif Beeta ah muxuu diidi karaa. Makane haa waa dad Aqoonleh Baarlamaanka ku jira waLigoodna gaayo Arag oo magaalo ku noolaa ee waxaan fariin culus u dirayaa BEEL weynta XAWAADLLE in makane laga dhigo Madax weynaha Hiiraan iyo shabeellda sarre nin makane ah waayo wey u qalmaan. No geeleey iyo beeraleey.

  6. sxb faysa galjecel weyne waqtigii lan gabta aw lamurmi jiri waa kagud bay barlamanada kenya iyo ethpya ayuu ku gura wlh adunka 60 km ayaa ka dagan tahay sida aad ku socatana waa sidii aad ku tir tirmi lahed tan kale somali waxa wax laga weydiyaa inka geela leh mid gaan iyo jareer yaa wax ka wey diyo smli mar ka aad makane naf ka radisay makane ayaa ila leh hiran nacas nacas dhalay

  7. Waxaan ku dhihi la haa waa is cebeysey oo ciil iyo qaraar kaa buuxay qarniyo ayaad banaanka la timid ee adoo qoorahaaga bananaka yaalo oo geel soo arooriyay waxaa waxaa laguu fariisanaa 1- wabiga B/burte 2- Wabiga Jalalqsi 3- iyo wabiga B/weyne markaas aa Balan ah ee Kabtaa Qalafoowgii xumaayoow ooy ama ha ooynin Hiiraan waxaa iska leh Xawaadlle Maxamed Adigane waligaa waxaa eheed (Raaci) heer baadiye ah markaa niman dir sheeganaayo oo laga qaxiyay Bari Mudug iyo galgaduud markaa u hiilineysey waxaa kuu geeyay xawaadlle naceyb ee markii ayaga meel la saaro Adiga meeshaa gali laheed Raadso. Xiimaay xun shiir badan.

  8. Your Comment Here..ninka labaxay feysal waxaan kuleeyahay horta waxaad ogaataa wuxuu Gaaljecel hiiraan raali ka aheyn ineeysan soconeynin ama makane naf kajiri ama iska daa ogowna inuu geela hanti yahay laguna faana ee jicibtaada iimaanso

  9. Your Comment Here..sxb gaaljecel wuu kaa sharaf badan yahay

  10. Nin Afar samatalis ka Geel badan ma jiro soomaali. ee ha isku hadlin Hiiraan maamulka uu xawaadlle u sameeynayo cid uu ka baryaa ma jirto ee wuxuu kuu ogol yahay in aad cawaanimadaad iyo qaawanaasahaada edeb ku yeelatid jaahil jaahilkiisa kala jirin Xawaadlle wuxuu yahay Bees ha Caalamka ayaa og in ayihiin dad dowlad ah xawaadllena in aad u sajuudi ayaa waajib kugu eheed la .aantiish afrta halaad oo sidaad udaba socotay qoraxdu kugu dishshay ayaa lagaa kaxeysan lahaa markaasaa adigoo raabita qabo baadiyaha dhex joogi laheed.

  11. Your Comment Here..sxb waxaa saban aakhir ah Gaaljecel oo 7 ah adigoo maskiin alla gumar ah inaa ubooteyso marka surre soo kala baxa horta maskiinoow aniga biiji ayaan kuu fadhitaaye

  12. Waligaa ma hadli karin ee maskaxdada waxaa isticmaalooyo nin majeerteen iyo habargidir iyo mareexaan soo ceyriyeen oo xeraale iyo bacaadweyn laga soo kireystey laakiin nimankaan waa niman dhul raadis ah oo naf la caari ah meelkale oo ay aadaan ma yaqaanaan sidii meel loo saari lahaay arinteeda waa socotaa marka adiga dagaalkaan hoose oo aad xawaadlle ku wadid guusha aad ka gaartid aan aragno dhulna waax leh ninkii iskale isagaana u haraayo inshallaah waxwalbao oo aad beledweyne ku sameyneysid waa lala socdaa ee la soco.

  13. Your Comment Here..iska jir hee gaaljecel hiiraan faataxa kuma degana cidna kagama heebeysanaya kahadalka siyaasada hiran iyo maamulkeda ugaskan inuu kahadlo wey ugaartay .kkk ala gumar alagumar dhalay.

  14. Walaahi Xawaadlle waa Rag Rag dhalay waxaas waxaa idiinka keenay dhibaato uu idiin geystey mana iska celin kartiin marna qolo cusub oo aan waligeen maqlin Suuse… marna duge qaaqle iyo isbaheygii kililka sanaad wali hiiraan waxaa ka taliyo Xawaadlle Maxamed . Marka Sheekada waxay tagtey. QARAR COM.

  15. Your Comment Here..maxaa la iska celiyaa horta xawaadle asaga oo dhan ayaaba laba bas xitaa buuxinine laangaab haaf surre ayaa kaa laayey haafka kalena fartaa loogu yeerayaa gordhaw

  16. Waxaad ku hanjabtey Xawadlle waa loo heshiiyay Hiiraan waa laga qaxinayaa 14 Qabiil oo gobolka hiiraan dagto ayaa mar dhow hilfaha u qaadi doon.SU’AASHA meesha taalo ayaa waxey tahay maxaa keenay hal qabiil in ay 14 qabiil iskugu tagto?Marka ayadoon la caytamin ayaa cad kaaga la gooshtaa. Goobasho hadey wax tareyso Daarood Ismaaciil ayaa wax laga Qaadi lahaa. oo hawiye iyo xulufadiishii iskugu tageen maantana waxaa joogo magaalada muqdisho Cumar cabdirashiid cali Sharmarke.WUXUUNA u dhashay majeerteen gobolada uu gooni u leeyahayna waxaa ka mid ah BARI iyo MUDUG.marka riyooyinka nafta lagu maaweelinaayo ha leyska dhaafo ee Aqliga ha laga shaqeysiiyo saaxiibayaal.

  17. Xawadle hadad xoog leedahay maxaa webebiga biyahiisa u cabi l’dahay faqi cumar iyo faqi Muxumed ayaa kaa adkaaday oo tuulooyinkaadi gubay adana ka gardaran waxaad tahay qoom baya ee is qabo Gaaljecel iska dhaaf hadaad reer magaal tahay beel yar oo ku dhex degan ma xasuuqi laheen

  18. warya xoolo gaaljecelow war gaaljecel qabiil miya wa qabiil reer miyi ah oo geeley ah faqayne iska daa wa beel anaga nagu dhax nool wana sifeen doona wadada le haqalasho dhiiqada xawaadle waa qabil layaqaan oo latartama qabilada waweyn ee gaaljecel xagee ayu awoood ku leeyahaay gobolke war reer r
    miyi aya tihiin ee ku ekaada badiyo iyo geela

  19. waxaan xasuusinayaa beesha reer sura in aan hiiraan laynahay balse qabiil si rasmi logu aqoonsanyahay hiiran waxaa ceeb ah dhul aan lahayn qofkuu dhiigiisa ku daadinaayo ayaa ah qof aan jirin aduunka kama dhicin dhul aan lahayn in loo dagaalao kala barta dhulka loo dagaalamo waa in aad leedahay sidaa awgeed waxaa idiin haboon in aad iska tagtaan oo ceebtiina la laabataan inta aw aduun weynahay idin maqlin hadii aad tihiin beesha reer surra wa bilaahi towfiiq,

  20. Kkkkk Angaa Qeeysoow sanadkaan wax aragney kuye faaqfaaqdii ayaa lndinka adkaatey. Kkkk

Leave a Reply to sxb gaaljecel geela allaa siistay ee jicibtaada iimaanso Cancel reply

Your email address will not be published.