Bariga Baladweyne oo gashay xaalad mugdi iyo murugo badan

Bariga Baladweyne oo gashay xaalad mugdi iyo murugo badan

Waxaa ina soo gaaraya warar dhanka Bariga Baladweyne oo bandow iyo cabsi badan ay ka jirta oo ay beesha ilmo bililiqo iyo dulmi ku naax ay cabsi badan soo wajahday ka dib markii ay colaada ay hurinayaan dhimbilaheeda ay soo gaarayaan Bariga Baladweyne.

Bariga Baladweyne ayaa gashay xaalad dagaal, sida ka muuqata sawirkan ay cidlo iyo guri shaydaan oo mugdiga laga cowdi bileysto iyo ina afrax iyo afar xabo oo waaardiyeyn ay ku haraan halkaa, ka dib markii magaalada inteeda kale ay ku maqan yihiin dagaalka iyo duulaanka dulmiga ah ee dhankaas iyo Kabxanleey iyo Deefow.

abdifatah_afrax_baladweyne_bandow_01

Murugada ka muuqata magaalada iyo maamulkeedaba ayaa ah wax ay kasbadeen beesha xaaraan ku naax oo maalmahan danbe halkii/beerihii uu hamigooda iyo damacooda uu ku sii jeeday ay dadkii u dhashay, kuna dhashay, degenaana ilaa Xaawo iyo Aadan ay la wareegeen gacan ku heynta degaanadooda Kabxanleey iyo Deefoow.

Sida ka muuqata sawirka hogaamiye kooxeedka gobolka Cabdifatax Afrax ayaa wuxuu ku mashquulsan yahay xiriirka wiilasha uu dabka saaray oo maalin walba meyd iyo dhaawac ay magaalada xamili la dahay kala kulmay dagaalada gardarada ah oo ay ku hayaan beelaha nabadeed ee ka soo jeeda Kabxanleey iyo Deefoow.

abdifatah_afrax_baladweyne_bandow

Warar hoose ee ina soo gaaraya ayaa sheegaya in sida ka muuqata sawirka Mooryaan Cabdifatax Afrax oo marna la hadlayo maleeshiyadiisa uu u dirsaday bililiqada Deefoow, isagoo dhanka kalena la hadlaya kaabo mooryaanka Hassan Sheekh (Hassan Qoslaaye) oo isna maalmahan danbe halkii uu ka sugaayey in loo raro beeraha Kabxanleey iyo Deefoow, ay dhacday in dhaawacyada uu la ciir ciirayo isbitaalka Bariga Baladweyne loogu geeyo Xamar, halkaas oo uu Hassan Qoslaaye u gudbiyo cisbitaalada dalalka u soo gurmaday soomaaliya oo loogu tala galay muwaadiniinta soomaaliyeed ee ku waxyeeloobo nabadeynta dalka Soomaaliya. Hassan Sheekh wuxuu ka doorbiday inuu geliyo booskii loogu tala galay dadkii xaqa u lahaa, reer abtigiis oo u bareeray dulmi iyo duulaan ay ku yihiin guryo iyo degaano dad soomaaliyeed.

xulufo_xusuuqa_hiiraan

dhaawac-xawaadle-sacuudiga

Waxaa si farxad iyo reyn reyn leh ku jooga degaanadoodii ciidanka xaq u dirirka beelweynta Surre, oo ugu soo noqday guryahooda inay ku nagaadaan, kana dhowraan cid walba oo dhib la soo doonata Kabxanleey iyo Deefoow.

Ka dib dagaaladii kululaa ee ka dhacay Kabxanleey iyo Deefoow maanta ayaa waxaa socda in macalimiinta beelaha Surre ay diyaarinayaan casharka xiga ee loogu tala galay arday caasi noqday (xawaadle), oo u baahan tarbiyad adag iyo in la uleeyo/garbaash.

Wixii ka soo kordha xaalada degaanada Kabxanleey iyo Deefoow halkan kala soco

cowslafil.com

4 Comments on "Bariga Baladweyne oo gashay xaalad mugdi iyo murugo badan"

  1. sawir kooda iga leexi balaayada wajiga xoolaha leh cawaanta cawaantu dhashay

  2. jiilba jiil guuuuuuuuuul sure guuuuuuuuuuuul sure guuuuuuul

  3. xawaadle xaaraan quutayaal reerbaadiyayaashaan dhagxaanta cuni jiray daya caro alla idiinku dhacday waaba ku dhacday

  4. Kkkkkk guuul wiilasha jaljalqsan viva Xawaadlle cade meeshaad martaba dowlad baa ta haye ka xoreeya Aqaa’cida Gobolka Hiiraan una yeera Hay’adaha sida CRD I yo WFP une sheega in uu hiiraan joogo qaxooti labaad oo u baahan dib u dejin,

Leave a Reply to macalin cumar Cancel reply

Your email address will not be published.