Abagade Kadir oo baaq nabadeed u Diray Degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Abagade Kadir oo ka soo jeeda beelaha Direed ee degaanlka Oromia ayaa u diraya Baaq nabadeed beelaha walaalaha ah oo ay dirirtu ku dhex martay magaalada Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Abagade Kadir oo Baaq iyo fariin muhiim ah u diraya degaanka Xeraale halkan ka daawada:

cowslafil.com

Be the first to comment on "Abagade Kadir oo baaq nabadeed u Diray Degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud."

Leave a comment

Your email address will not be published.