Shirweyne wadatashi Gurre Dhaamoole

Waxaa xi xowli ah ku socda shirar wadatashi oo ay yeelan dhamaan beelaha ku Abtirsado beelweynta Direed ee ku dhaqan dhamaan
geeska Afrika, shirarkaas oo hadafkoodu yahay mideynta iyo isku xirka beelah Direed.

Halkan waxaan idiinku soo gudbin shirweynaha wadatashiga Gurre Dhaamoole oo dhawaan ka dhacay Somali State.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Shirweyne wadatashi Gurre Dhaamoole"

Leave a comment

Your email address will not be published.