Guul Darradii Ugu Cusleyd Ee usoo Hoyatay Beesha Bariga Baladweyne

Wararka aan ka heleyno Degaanada Kabxanley iyo Deefow ee Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in halkaasi gelinki dambe ee xalay ka dhacay dagaal aad u culus oo faraha looga gubtay sida caadada u ahayd beesha degta bariga Baladweyne ayaa weerar ku soo qaaday fariisimaha ay fadhiyaan ciidanka xaq u dirirka ee beesha Surre waxaana halkaas kala kulmeen qasaarihii ugu foosha xumaa intuu socday dagaalada Kabxanley iyo Deefow wixii warar ah ee ku saabsan dagaalkaas dib ayaan idin kula soo socodsiin doonaa .

5 Comments on "Guul Darradii Ugu Cusleyd Ee usoo Hoyatay Beesha Bariga Baladweyne"

  1. sure guuuuuuuul guuleeysta illaahow cadaw giina jabi waaba jabeene

  2. guuuuuuuuuul xaq u dirir

  3. maxaa ka yaala kabxanleey iyo deefoow oo ay uGu dhamaanayaan cawaantaan sure guuuuuuuuuuul

  4. Meesha waxaan uga jeedaa niman naftu hayso oo sidey habar-gidir u bur bursa neysey wada qaawan, iyaga awlba mad madoobaa ayey hadana qoraxdii sii made obeys hey makaasaa waxaa moodaa (duge) in aad wabiga baladweyn ku qubeysataa rabtey waana la-idiin diidey ka dib waxaa na xashuu qay xawaadlle .celeb com.

  5. allahu akbar . galadu inay jabaan waa waaajib kuqoraan quraanka . wilasha naftooda u huray madaxoda kor aanuleenahay

Leave a Reply to macalin cumar Cancel reply

Your email address will not be published.