Wararkii ugu danbeeyey ee Kabxanley & Deefow (Surre baacso waa bakaar u Bado)

Surre Baacso Waa Bakaar u Bado

Wararka inaga soo gaaraya furinta hore ee xuduuda degaanada Surre iyo Xawaadle ayaa sheegaya in beesha Xawaadle ay dagaal naf lacaari ah xalay 24.marso.2015 ka soo qaadeen meel Deefow kaga aadan dhanka bariga oo duur ah. Beesha Xawaadle ayaa halkaa soo dejisay dhowr qofood oo Geel jira ah meel cidla ah oo duur ah, halkaas oo ay xalay si dhuumaaleysi ah agaal uga soo qaadeen Deefow.

Ciidanka xaq u dirirka beelaha Surre ayaa jilibka u laabay, oodana uga qaaday rasaas iyo tekniko, halkaas oo ay beesha bililiqo doonka Xawaadle ay uga carareen 10 meyd ah iyo weliba iyagoo qaatay dhaawac wixii ay horey u qaadan kareen ulana cararay isbitaalka bariga baladweyne oo dhaawac la ciir ciirayo.

Waxaa kaloo la soo sheegay in xabada leysku ridayey ay galaafatay geel badan oo ay beesha dulmi wade xawaadle ay halkaa keensadeen.

Ka dib markii dagaal jab iyo qasaare badan u geystay beesha dulmiga iyo duulaanka ku ah Kabxanleey iyo Deefow ayaa maalmahan waxay soo qaadaan dagaal dhuumaaleysi ah oo ay marwalba ku jabaan.

Waxaa isa soo taray gurmadka iyo ciidanka ku soo qulqulaya Deefow iyo Kabxanleey si ay uga difaacdaan halkaa beesha bililiqo doonka, nabad diidka Xawaadle ee duulaanka ku ah halkaa.

Wixii kaloo ka soo kordha arrimaha Kabxanley iyo Deefow halkan kala soco.

cowslafil.com

3 Comments on "Wararkii ugu danbeeyey ee Kabxanley & Deefow (Surre baacso waa bakaar u Bado)"

  1. xawaadle xabad afka ha laga geliyo isaga iyo waxii daba socdo xaq u dirir guuuuuuuuuuuuuuul sure guuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  2. war waxaan sow maahan wixii 200 oo qof iska dilay hada ka hor oo aan kala celin jirnay anaga hadana surre meey noo keeneen awal fuqfuq ayeey ahaayeen hala laayo fuqfuq xawaadlooow inta mid ka noolyahay hala dilo

Leave a Reply to xawaadle Cancel reply

Your email address will not be published.