Indha-qarshe oo xilka laga xayuubiyay iyo Gen. Dhaga Badan oo loo magacaabay Taliyaha ciidamada Militariga

Indha-qarshe oo xilka laga xayuubiyay iyo Gen. Dhaga Badan oo loo magacaabay Taliyaha ciidamada Militariga

Taliyahii ciidamada xoogga dalka soomaaliya indha-qarsho ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay, waxaana xilkaasi loo magacaabay Gen. C.kariin yuusuf dhaga badan.

Indha-qarsheoo markii xilkaan loo magacaabay xilka kala wareegay general diini oo hada ah wasiirka gaashaandhiga, indha-qarshe intii uu xilka haayay waxaa ay c ciidamada militariga ay qaab beeleeed ugu duuleen gobollo ay kamid yihiin Hiiraan, Sh.dhexe iyo sh.hoose.

Gen. Dhaga-badan waxaa u uhoray usoo noqday abaanduulaha ciidamada xoogga dalka soomaaliya, waxaana uu dowr kulahaa qorshihii dowladda soomaliya ay ku hantisay amaanka maagalada muqdisho.

Gen.Dhaga-badan ayaa waxaa laga filayaa inuu tayeeyo ciidamada xoogga dalka soomaaliya, uuna xadido ciidamada militariga oo hab beeleed ugu duulayaa deegaano ay daggan yihiin shacab soomaaliyeed oo jecel dowlad nimada.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Indha-qarshe oo xilka laga xayuubiyay iyo Gen. Dhaga Badan oo loo magacaabay Taliyaha ciidamada Militariga"

Leave a comment

Your email address will not be published.