Inaa Lillaahi Wa Inaa Illeyhu Raajicuun

Waxaan halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga direynaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii ciidankii qaranka ee ku sugnaa Kuliyada Jaalesiyaad oo maanta qarax ay ku dhamaadeen tiro badan oo ciidanka qaranka halkaa lala eegtay.

Ciidanka halkaa ku geeriyooday dhamaanteen samir iyo iimaan Allaha inaga siiyo, wiilashaa gacanta ka xaq daran ku baxayna Janatul Fardowsa Allaha ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Inaa Lillaahi Wa Inaa Illeyhu Raajicuun"

Leave a comment

Your email address will not be published.