Degdeg Ururka Midnimada Beesha Dir oo lagaga dhawaaqay dalka dibadiisa Ururkan ayaa la filayaa inuu ka hawl galo dhamaan deeganada Beesha Dir

Beel waynta Direed oo markii u horaysay ku dhawaaqay urur ay dhamaan beelaha dir ku midaysanyihiin .

Ururka oo ka shaqeeya isku xidhka iyo midnimada Beelaha Direed, ururka ayaa dhawaan xarumo ka furandoona dalalka Etiopien, Djibouti, Somaliland, Kenya iyo Somalia.
Ururka oo magaciisa layidhaahdo URURKA MiNDNIMADA DIREED(UMD) ayaa 27/08/2018 lagaga dhawaaqay dalka debediisa.
Beelaha dir ayaa dega Somaliland ,Jibuuti ,Somalia,Ethiopia iyo Kenya Beeshan oo ka mid ah beelaha ugu balaadhan beelaha dega Geeska Africa ayey ka muuqataa inay whatigan xaadirka ah dhexda u xidheen sidii ay midayn lahaayeen murag, maskaxda iyo maalba.

 

cowslafil.com

Be the first to comment on "Degdeg Ururka Midnimada Beesha Dir oo lagaga dhawaaqay dalka dibadiisa Ururkan ayaa la filayaa inuu ka hawl galo dhamaan deeganada Beesha Dir"

Leave a comment

Your email address will not be published.