Daawo Jaaliada Uk Ee Shabeelada Hoose Oo Baroor Diiq U Sameysay Ciyaalkii Iyo Waayeeshii Sida Arxan La’aanta Ah Loogu Xasuuqay Duleedka Shalambood

Jaaliyada kasoo jeeda Shabeelada hoose ee ku dhaqan Dalka Uk ayaa kulan baroor diiq u sameeyey dadkii shacabka ahaa ee dhawaan lagu xasuuqay deegaanka Dudumo ee Gobolka Shabeelada hoose.

Kulanka Baroor diiqd ah oo ay kasoo qeyb galeen dad kala duwan ayaa lagu cambaareeyey falkii foosha xumaa ee ay ku kaceen Mooryaanta habar gidir oo dowlada Xasan Culusow ay ku garab taagantahay gumaadka Shacabka .

Daawsho wacan Muuqaalka Jaaliyada Uk

cowslafil.com

Be the first to comment on "Daawo Jaaliada Uk Ee Shabeelada Hoose Oo Baroor Diiq U Sameysay Ciyaalkii Iyo Waayeeshii Sida Arxan La’aanta Ah Loogu Xasuuqay Duleedka Shalambood"

Leave a comment

Your email address will not be published.