Dhageyso Taliye Maxamed Xuseen Adeerey Oo Warbaahinta Uga Warbixiyey Dib Ugu Soo Laabashadiisa Magaalada Marka

Abaanduulihii hore ee ciidamada deegaanka Maxamed Sheekh Xuseen Adeerey xiliganna ah Taliye ka tirsan Nabadsugidda Maamulka Koonfur galbeed ayaa ka warbixiyey dib ugu soo laabashadiisa magaalada Marka oo uu muddo ka maqnaa.

Taliyaha oo maalmo ka hor gaaray Magaalada Marka ayaa markii ugu horeysay warbaahinta uga warbixiyey xaaladda amni xumo ee magaalada Marka ka jiro iyo sidii ay ahaan jirtay waayo hore.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso Taliye Maxamed Xuseen Adeerey Oo Warbaahinta Uga Warbixiyey Dib Ugu Soo Laabashadiisa Magaalada Marka"

Leave a comment

Your email address will not be published.