Shirka dib uheshiisiinta iyo aayo katalinta g.hiiraan wajigiisi sadaxaad oo kafurmay galbeedka magaalada b/weyn hoteel daaru salaam‏

Shirka dib uheshiisiinta iyo aayo katalinta g.hiiraan wajigiisi sadaxaad oo kafurmay galbeedka magaalada b/weyn hoteel daaru salaam‏

Shirkan oo furmar maalininta arbacada, 17.juun.2015, Hoteel Daaru Salaam oo ku yaal Galbeedka Magaalada Baladweyne ayaa waxaa ku soo qulqulaya beelaha soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Hiiraan.

Shirkan oo ah wajigii seddexaad, halka oo ay ka horeeyeen labo shir oo kale, midkii ugu danbeeyeyna
uu ahaa shirweynihii laga qabtay magaalada Deefoow.

Halkan ka daawo sawirada shirka Golaha Badbaadada iyo Aayo ka talinta reer Hiiraan:
IMG_1955

IMG_1956

IMG_1957

IMG_1959

IMG_1960

IMG_1962

IMG_1963

IMG_1967

IMG_1968

IMG_1969

IMG_1971

IMG_1978

IMG_1981

IMG_1982

IMG_1984

cowslafil.com

7 Comments on "Shirka dib uheshiisiinta iyo aayo katalinta g.hiiraan wajigiisi sadaxaad oo kafurmay galbeedka magaalada b/weyn hoteel daaru salaam‏"

  1. mashalash dad ku waah kii is kuyimaado oo wax qabsado siwadajir ah nabad kuwada nooladah. wax wanaag oo dad ka daganka u wanagsan oo ey usiman yihiin alaah waa fajiyo.guul waayeh.

  2. Waa arin lagu farxo ee hore u socda

  3. wiil Gaaljecel | June 19, 2015 at 9:23 pm | Reply

    Waa horumar usoo udgaaya bulshada reer hiiraan inteeda fiyoow. Viva shirka badbaadada iyo samata bixinta

  4. Your Comment Here..masha allah waa wax lagu farxo in cuqaasha iyo wax garadka ree hiiraan shiraan ayago ka shirayahooda ree galbeedku waa dhuuxa ree hiiraan waaana dad walalo ah galbeedka hiiraana si nabad ah ku wada degan ilaah ha sharfo ree hiiraan

    xasuusin waxaan idin xasuusinayaa walaalaheygow ma jirto colaad dhex taala beelaha dega galbeedka hiiraan waana dad nabad iyo barwaaqo ku wada nool waxeyna ka mideysan yahiin in ey iska qabtaan duli kasto dib u socod keenaya mahadsanidiin bahda Cowslaif

  5. waaaw wa arin lagu farxa horumarka wana in lasi laba jibara hora usi wada o an ka tashana moryanta bariga balad weyne insha allah kan xigana wuxu ka dhici dona magalada farlibaax gul midnimo rer hiiraan inta wanaga jecel rer qoraxsin

  6. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Wiil jajeele

  7. Nabad iyo wanaag waa wax loo baahan yahay ee illaaheey ha keeno ayaa leeyahay mida kale waxaa lagu jiraa bishii barakiiysneyn ee ha leeys cafiyo oo uqdada ha leeyska saaro dhamaan muslimiint meel kasta oo ay joogaan sidaa ayaa dhahayaa

Leave a Reply to cadeey Cancel reply

Your email address will not be published.