Howlaha u qabsoomay Golaha Badbaadada iyo Samatabixinta beelaha Gobolka Hiiran

Warar inaga soo gaaray Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maamulka Golaha Samatabixinta iyo aaya ka talinta beelaha Gobolka Hiiraan oo uu hogaaminayo Mudane Abdi Faarax Daahir ay ka fureen xarunta golahan caasimada Gobolka Hiiraan ee Baladweyne.

Waxaa kaloo u hirgalay isbaheysiga golohan in saldhig ciidan laga furay caasimada gobolka, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamo fara badan ee isbaheysiga oo leh qeybaha difaaca, nabadsugida, iyo booliiska.

Golahan oo siin muhiimada ugu horeysa in la sugo amaanka, nabadgalyada, samatabixinta, iyo aayo ka talinta mustaqbalka beelaha Gobolka Hiiraan.

Golahan oo ku guda jira dhaqan gelinta howlaha iyo masuuliyada ay u hayaan shacabkooda ay dhibaatooyin fara badan ay ku saameysay gobolka guud ahaan, gaar ahaan dagaalada gardarada ah ee lagu gubay hoyga iyo degaanada shacabka Kabxanleey iyo Deefoow.

cowslafil.com

15 Comments on "Howlaha u qabsoomay Golaha Badbaadada iyo Samatabixinta beelaha Gobolka Hiiran"

  1. sheko baraleey baad ku jirtaaan dirtinaan dhagaha duran iyo moryaanta ileey oo dhul raadiska ah geesiyaasha xawaadle dhulkoda sida loo difaacdo weey yaqanan taaariikh da dib ugu laaabta

  2. wiil hiiraan | June 8, 2015 at 10:35 pm | Reply

    war xawaadle xoolo nimadaada ma 13 ka qabill ee reer hiiraan ayaad afduub ku haysan kartaa
    adigaa shalay buuraha kasoo dagay

  3. wiil hiiraan | June 8, 2015 at 10:44 pm | Reply

    waxaa kale oo aan la yaabahanay war miyaanu qof waxgartaaba idinku jirin xawaadloow markaad maalin walbo dhul aadan waxba ku lahayn oo reer hiiraan iska daaye soomaali oo dhan iyo aduunka oo dhan ay ogyihiin in aadan waxba ku lahayn aad maalin walbo ku duulaysaan oo aad ku dhamaanaysaan dadkii dhulka lahaana ku dhibaataynaysaan. war illaahay u towbad keena oo islaamka dhulkiisa u nabad geliya.

  4. wiil hiiraan | June 8, 2015 at 10:50 pm | Reply

    waxaa kale oo aan idiin sheegaayaa kuwaan aad odayaasha ka dhigateen iyo siyaasiyiinta iska badela waa fircoono waxayna idinku wadaan meeshii aad ku halaagsami lahaydeen aakhiro iyo aduunba waa iga dardaaran xawaadloow allaahu ma balaqtu.

  5. Xawadle botaddii iyo bigradii aad tahay walagajabiyay ee meedkada Asturo sifacan ayaan kuska nalii galiyay oo dumarka wax madhantan

  6. Surre cidii uuqabtaa cabad walagu ogaa lakin kuwan fulaynimadii waxay ku darsaden edabdaro mar ay yirahdan shabab ayaa nalayay, japuuti hadana itopia wali raga idinla dagalamaya waa 20 wiil oo cabadkiina calamkii layabay bale hadii aan wiilasha xeraale,towfiiq,iyi bacaadwayn soi kiciyo walee in qom ayaa halajan dagi jiray ladhihu dono ee intay gori gortahay edeb eesha

  7. westland state of somalia | June 9, 2015 at 12:30 pm | Reply

    nin wuxuusan aheyn ismoodmoodsiiyey, oo asagoo dawac ah libaax isu heystay bal maanta cirib xumadiisa dhowra somaliyey. adduunna waxaad mudatay ceeb iyo halaag askhirana cadaab baa idin sugeysa. sixir iyo faal haddii aad isku haleyn jirteen maabta waa bureene ogaada doqontii buuraha ka soo dagaagtaay…

  8. Nin aduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban westland estate maxaa la dhahaa???

  9. Kuwaan last leeyahay gugundhabe waa is ceebeeyeen xawaadlle wuxuu dagaal kula jiraa dir iyo Layupolice dowlad goboleedna gobolka hiiraan wuu u sameynayaa.ee xishooda gugundhabe ha ku good an in aha xawaadlle hiiraane 85% isaga aya leh

  10. anigu reer hiiraan baan ahay dhalad ah, waanse la amakaagay waxa keenay waalida intaa la eg ee xawaadle ugu duulay reerahan surre… baroortu orgiga kaweyne ma dano qarsoon baa jira ee xawaadlahu leeyihiin.
    1- ma habargedir baa ku tiri surre dagaal kaga fura hiiraan anagaa idin garab galayna.
    2- ma qabiir dhul baare ah oo wax garad ah baa sheegay in dhulkan surre macdan ku jirto,
    3- ma faalkii umadda waalatay baa sheegay in halka surre degan yahay la weeraro.

    si walba ha ahaatee waxaan ogahay daalimka iyo tuuga faalalowga ineysan waligood guuleysaneyn, waa waxa inoo muuqda cawaaqib xumadii umaddaa reer waali xawaadle ka raacday dulmigoodii iyo been abuurkiiba.

    nimankaa 3 sano xawaadle iyo xulufadiisa u babacdhigay ee ka guulaystay, tusayna inaan taariiqda qoran dhulkooda laga qaadan ayaan halkan ugu bogaadinayaa..

    surre guul guul ilaahay garabkiina ha galo.

  11. maamulkah westland viva guul

  12. Fikirka ah in Xawaadle 85% Hiiraan ka yahay waa baadhil , saa gugundhaba ayaa ka badan Xawaadle.sidee lagu gartay arintaas ayaa is weydiin leh? Tankale hadii gugundhabe uusan raadsan xaqiisa mataas baa ka dhigaysa inuu laangaabyahay?
    Ma kibirka laandheer nimada ayaa kugu qaaday inaad ku duushaan degaanada beelaha kale?

  13. Waa wax lagu farxo in reer Hiiraan ka wada hadlaan horumarka dadkooda iyo gobolkooda.Balse hamigaas wanaagsan lamagaarayo inta aanan thulmiga meel looga soo wada jeesan.Ninkii gardaran waa inaan u caqli celinaa oo kor iyo hoos wax ugu sheegnaa, hadii uu nagu gacanseyrana waa inaan hiil iyo hooba lagarab istaagnaa qofka la thulmiyey. Taas waxay keenaysaa inaan gobolka ku soo dabaalno xasilooni,kala dambeyn iyo horumar dhankasta ah.

    Sida hada ay wax ku socdaan ee ah “ninkii xooglahaa xabagta goosta” wax ku hagaagi mahayaan ee waa inaan ka shaqeysiinaa caqliga saliimka ah. Wabillahi towfiiq.

  14. kkkkk.. 85% haddii hiiraan aad leedahay malaha dadka kale ee kaa tirada badan malaha geedaha dushoodey ku noolyihiin sida shimbirihii!!!. hiiraan marka afar loo qeybiya qeyb ayaa wabi ka bari ah bal eeg mapka, waliba rubucaa oo aadan kaligaa degin oo habargidir, surre, sheekhaal, ujeejeen, makanne, iyo boontaadaba ay kula leeyihiin miyaa 85% kuu noqday?. nimanyahow xalaal matihiin oo markiinii horaba garac baad aheydeen hawiyana ma gashaan ee boos buuxis ayaa noo tihiin, surre waa niman dir irir ah oo ilma adeerteen haddii aad moodeysa inaad dhulka ka xigta horta ogow ineey kaa leeyihiin. wallaahi wax aad tihiin maleh tuugo iyo saaxiriin aan damiir dadnimo iyo diin laheyn baa tihiin, laandheernimada aad sheegataanna maba garanayo waxs ay tahay bal abtirsada oo sheega halka aad gashaan? gugundhabe waa ina hawiye irir surrane waa dir irir ee bal adigu yaa tahay car abtirsada oo cidda aad ka laandheertihiin sheega gunyahay kibirtay?…

  15. Kkkkkkkkkk wax la aan yabanahay sawirada xawaadle rag waa laga raa jiray ee gabdhaha noo keena
    Ugaasyada hawiye waa gugundhabe gabdha soo siyee dhaha sure ha nala la hishiisiyo

Leave a Reply to westland state of somalia Cancel reply

Your email address will not be published.