Cod:Xalada deegaanada Kabxanley Iyo Deefow ee Gobolka Hiiraan

Waxaa sanadihii danbe dagaal dhiigbdan ku daatay ka socdaa deegaanada Deefow iyo Kabxanley ee gobolka hiiraan oo ay ku dagaalamayaan maleeshiya beeleed ka soo jeeda hiiraan gaar ahaan kuwo u dhashay deegaanada Deefow iyo Kabxanley iyo kuwo Deegaan ahaan ka soo jeeda Beledweyne iyo deegaano kale waxaa dagaalkii ugu danbeeyay uu dhacay horaantii bishii Maarso ee dhamaatay kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac farabadan.

Waxaa deeganadaas dib u qabsaday maleeshiyaadkii u hashay Deefow iyo kabxanley waxaa laga saaray dhinicii ka soo duuley Beledweyne sida ay sheegayaan dadka deegaanka.

Waxaa Radio Danan goor dhow la hadlay mid kamid ah saraakiisha ku sugan kabxanley waxaa uu ka sheekeeyay in dhiigbadan ku daatay deegaanada ayna u qabsadeen hadana xaalada ay degantahay.

Waxaan weydiinay halka ay ku sugan yihiin dhinicii ay la dagaalamayeen waxaana uu inoo sheegay in ku maqleen in ay joogaan deegaanka la yiraahdo Ceel Gaal oo qiyaastii 10 KM ujira deegaanada kabxanley iyo Deefow

Waxaa sargaalkaan oo ku bilaabaya magaciisa uu ka shee keynayaa awooda ay ku qabsadeen iyo xaalada guud labada deegaan hada sida ay tahay.

radiodanan ka dhageyso codka:
radiodanan ka dhageyso codka:

xigasho: radiodanan.com

cowslafil.com

8 Comments on "Cod:Xalada deegaanada Kabxanley Iyo Deefow ee Gobolka Hiiraan"

  1. Qaxooti Qaxooti kala jirin meeshiina sii jooga inta caanobooraha la idiin kaga keenayo

  2. ma is ka hadleeh mise sure ayaad hor tagi kartaan walahi waad is ku xaarteen ooda yaa shinah waxa qeylo kabaxayah ma maqleen oo ey dha hayaan ciidamo hanalah siiyo dowladeed. walaahi hadii aadidaan nabadah adinkah ayaah ku dhib qabo sure waah military wax dhulkah kayaal majiro cagtah ayey idin marinayaan. ama abgaal sokaxestah ama dofaar sokaxestah imaadah kabaxaley hadii ragtihiin walahi baqti tiginah lajiidayaah

  3. adeer mesha xaniinyo ayaah lagujogaah aflaguma joogah. keenah walahi casher ayah idin dhiman.imaadah aan hubkah nagaah furaneeh awelbah dagaal xawadleh ma aqoon shufti ayuu ahaa marka waah idin dagaal barrynaah ee imaaadah nacalaah inadhaley burcaf burcad dhaley

  4. Somali waxay tiraahdaa dagaal waa galin danbe ee xawaadlle.guryihiisii wuu degan yahay.hiiraane isaga ayaay gacanta ugu jirtaa ee ninka maalin walbaba ooynaaya oo 215ka aqal soomaaligii uu daganaa laga gubay mar lasii ceyrinaayo 24/7 cabsi darteed dhufeys ku jiro waa idinka ee saaxiib hadii aad dir tahay oo run sheegeysid hargeysa dhul ka raadso hadaad hiiraan magaceeda kaa maqlena iska jir dool yahaw doolkiisa kale jirin oo qaxooti ah.

  5. ka warran qaxooti baa dbul kaa haystee, Xawaadle oo soomaali uGu fulaysan iska daaye saxib surre qabiil soo gardarraystay oo ka faa iiday lama sheegin ee miyaadan ogayn taas, midda kale dad masaakiin ah oo beeralay ah ayaa Burbursanaysaye, Geeljire ayaa kuu yimide iska dhici, hana moogaan macaal Geeloodii ayey wataan haddaad isleedahay way noqonayaan meelna uma socdaan, ilaah ay Islaanimadda idinku soo daraan, dad waalidkii dhalay QUMAYO RID ka tuuray ayaa tihiin,

  6. Adiga maxaa kaa galay gaaljecel haduu na dhameeyo. War wax la arag waxaan maqli jiray tiisa daryeelaa tu kale ku daro cariishkaadii ayaad ku badbaadi la dahay markaashaa afaare aan laguu dirsan galeysaa.

  7. xawadlow cabadkah dayaah adikaah jogah leydanka wayey. marka waxad heysaan krenah fagarah.ilmah heysaan sodaayah. walahi in la leyahey baladwrneh xwafleh ayaah dagi jirey

  8. waa anigaa oo deefow hatan joga mansha allah wa ilaah mahadii xawaad ale hadey dhaheen sure xalqaado xlda marxuntahy ayey arkeen ayaa hadal kaa ka soo fulay lakii xawaadle diinmale ileen waa ku dumarka u xalaalen jiray oo diinta soo garsiyey ay ldagalayaan caku xawaadle doqnsanaa

Leave a Reply to awad Cancel reply

Your email address will not be published.