Ciidamada Beelweeynta Surre oo Maanta Dhoola Tus Milatari Ku sameeyay Kabxanleey.

Ciidamada Beelweeynta Surre oo Maanta Dhoola Tus Milatari Ku sameeyay Kabxanleey.

Maanta oo Sabti ah Taariikhduna Tahay 28-3-2015 waxaa Dhoola tus milatari ku sameeyay Magaalada Kabxanleey Ciidamada Beelweeynta Surre, Dhoola tuska Maanta dhacay waxaa ka Qayb Qaatay Ciidamada Sida Gaarka u tababaran ee Beelweeynta Surre.

Gaashaanle Sare Maxamed Jiilba Jiil oo aan kula kulanay Goobta uu dhoola Tusku ka dhacaayay ayaa inoo sheegay in Ciidamadan ay Mar walba Diyaar u yihiin Difaaca dhulkooda isla markaana ayana marna ka heeybeeysan doonin Cid Walba oo uu Damac ka galo Dhulka Surre.

Jiilba Jiil oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Saraakiisha Sare iyo Ciidamada Beelweeynta Surre aysan Diyaar u ahayn in ay gardaroodaan Laakiin aaneey marna Ogolaan doonin Xadgudub dhankale uga yimaada Innaga waxaa hogaan noo ah Ku dhaqanka Shareecada sida ay qabto.

Mar aan wax ka weeydiinay dagaaladii Maalintii shalay dhacay waxuu noo sheegay in ay jab weeyn u saariyeen Qolooyinkii soo weerar isla markaana ay siiyeen Cashar u qalma Gardaradooda Wuxuuna yiri Soo joog Ninkii diidaa soo jiifaa laga helaa Nin Gardaro aaminay Guul ka dheer.

Mar aan wax ka weeydiinay Sheegashada Beesha Bariga Baladweeyne in aa tihiin isbahaysi, Jiilba Jiil oo Qoslaaya ayaa yiri Beesha Bariga Baladweeyne Wax ka degtaa waxaan leeyahay ma jiro wax isbaheeysi la yiraah waxaad is heeysaan Cutubyo kamid ah Ciidamada Beelweeynta Surre oo kaashanaaya Allaha Xaqa lagu caabudo ee aan marna ogoleeyn dulmiga ee waa wareeyda iska daaya Taas badalkeedna u Noqda alaha awooda leh oo iska iloowa dulmiga iyo dhulboobka aad ku hamineeysaan.

Lasoco Qaybaha danbe Wareeysiga aan la yeelanay Gaashaanle Sarre Jiilba Jiil iyo waxyaabo Xiiso leh oo uu ka hadlay

cowslafil.com

8 Comments on "Ciidamada Beelweeynta Surre oo Maanta Dhoola Tus Milatari Ku sameeyay Kabxanleey."

  1. “War jooga nimanyahow ay gaajadu dhishay . Xasuusta gabeygii xawaadle ee ahaa Hadaadan Dabajeexy Gadan Kugma Duuleene ee Dir baan Maxey kuu Tari maatayahay damaca yaanhuurleh Ragii wabiga kugu daadiyaa soo durbaan tumiye masii sheegaa maya ee Dooda ceynkaa inoogu xir”

  2. xaweedle intaas wey Ku yartahay waxaa Ku haboon baladweyne in LA gubaa waliba dhoola tus Laguna sameeyo

  3. kkkkk been ma ahan hada ka hor xawaadloo LA baa bi inaayo oo habargidarna baa bi ineyso ayaa ka cilshay qoysas 115 gaaraayo waxeyna eheed xamar dameer feysal hadal Maa ubanaan aamus dameer yahaw

  4. niyankan qabuuraha laga soo ag helay, ee reer xawaad, gabayga isir ama aqoon buu leeyahaye ka daaya deel qaafka.

    dadkana waxa uliita kan hawiya ismoodka ah ee 2015 meel la soo istaagay yaa hawiya ahoo nimanka surre iga dhacsha kkkkkkkkkkkkkk. qalbiga doora kaa xatay, war yaa ku yaqaan yus-yus aan farac iyo asal lahayn baad tahay. dagaag day- day ahoo ganbaluul la deg baad ahayde goormaad hawiye noqoteen oo aad surre la simanteen.

    sharaf iyo nasabnimo waxa kugu filan surre ayaan la dagaalamay

  5. War qabbuuraa shegeysaaye hadaan doono daanyeer baa na dhalay ninkaas dhul uu leeyahay baad dhufeys ugu jirtaaa ee ka waran .

  6. xawdaleh meed kodah tirakobakah wuxuu marayaah 200wax lajiro marka tariqdu is ma qorto sure ayan ladigaley medkeganah naxad dhafin is nagalaan. wali cashar ayaah adin dhiman ee xaduudah so dhafah hadii ad hesin dad aan xabadu karin walaahi bee bee ayash leydin marinayah medkinah wax soqaado majirayaan

  7. wxaan dhihilahaay waryaan leesku daali nimba halkoow kayimid waa lagaranayaa oo mugdi iyo malin iku midmaahan dhulkaane waxaaleh ragii usoohalgay ilaa qarniyo badan taas oon manta ninkastaa fahmikaro

  8. War waxaan markey dowladii siyaad barre ma hadli karine nimankaan hiiraan ku soo dhuuntey oo dhul raadiska ah yaa wax u sheego.gabigood waa wada argagixidho

Leave a Reply to fesal Cancel reply

Your email address will not be published.