Somaliland: Wadajir iyo Isgarab istaag

Hogaanka, shacabka, dhaliyarada iyo ciidanka qaranka Jamhuuriyada Somaliland ayaa u midoobay difaaca dalka iyo dadka ka dib dagaal qabyaaladeysan oo lagu soo qaaday xeryaha ciidanka qaranka ay ka difaacayeen xuduudaha Somaliland.

Hogaanka ugu sareeya Jamhuuriyada Somaliland ayaa hormuud ka ah midnimada iyo difaaca qaranimada Somaliland, dhawaana jawaabta ku haboon ka bixin doona duulaanka qabyaaladeysan oo ay beelaha Daarood ku soo weerareen degaano ka mid ah Jamhuuriyada barakeysan ee Somaliland.

Ciidanka Qaranka Somaliland oo loo fasaxay inay gacan bir ah ku qabtaan cid walba oo weerar ku ah jiritaanka, nabadgalyada, iyo qaranimada Somaliland.

cowslafil.com