Deefow Oo Gebi Ahaan La Gubay

Deefow Oo Gebi Ahaan La Gubay

Maleeshiyada dowladda ee gobolka Hiiraan ee maanta duulaanka ku soo qaaday deegaanka Deefow ayaa dab qabadsiiyay dhamaan guryihii deegaankaas.

Maleeshiyada duulaanka ku qaaday Deefow ayaa ka hor inta aysan gelin magaalada ku garaacay madaafiicda nooca P10 loo yaqaano, kadibna halkaas ku dilay caruur iyo haween.

Horay ayaa maleeshiyadan waxa ay u gubeen Kabxanley isla markaana ka barakiciyeen dadkii deganaa kuwaas oo ay haddana ka gubeen deeganka ay u qaxeen ee Deefow.

cowslafil.com

4 Comments on "Deefow Oo Gebi Ahaan La Gubay"

  1. Adeer, ma dilin xawadle dadka maatada Surre , ee waxaa dilay oo uga daran kuwa ah hogamiyayaasha beesha Surre caqli xumadooda.
    Waxaan sidaa u leeyahay, waxaa ey taladuudu tahay in ey gobol walba oo Somaliya ee tuulo ama waab ka dhistaan qabiil caloosheed kale.
    Ma ey ogol tolkood in ey isu soo guuraan oo meel dhinaca isku qabtaan. Haddii mataal aan u soo qaadano; Markii gubay Kabahananley, Maxey sugayeen kuwa kale?
    meey ka guraan oo tagaan meelaha tolkood dago?

  2. WAR DIREEY DABKA JOOJA ,WALIGEEY MA ARAG DIR IYO HAWIYE DAGAAL KA DHAXEEYO WALAALAYAAL ISKA DHAAFA SHIDADA IYO DAGAALKA IYO GACMAHA SHISHEEYE EE GADAAL IDNKA RIIXAHAYO, WALAALNIMADII IYO DARIS WANAAGII SOO CELIYA ,OO ANIGA WAXAAN OGAHAY IN UUSAN HAWIYE DIYAAR U AHEEN DAGAAL DIR,ISKUMANA RAACIKARO ISKUMANA RAACI DOONO,MARKA WALAALAYAAL JOOJIYA DHIDADA OO SOO CELIYA SUMCADIINII ,IYO DARISWANAAGII LA IDINKU YIQQIN,ANIGU WALIGEY MA MAQAL MEEL DIR KALIGEED DAGTO SOOMALIYA OO DHAN ,INTAAS UMADA AYAAD LA DAGNEEDEEN,OO AAD KA TIRSANEEDEEN ,MARKA KU SOO NOQDA DIRTII LA YAQAANAY

    • Wiil Surre - Dir. | July 19, 2014 at 8:45 pm | Reply

      Walaal Isga,
      Anigoo ah nin Surre ah oo Dir oo reer Mudug ah, Waxaan ku sheegayaa anag iyo Habargidir waa is dilnaa oo anagoo walaal ah oo markaan shisheye aragno waa isu hiilinaa.
      Haddab in kastoo aan Biyomaal wadaagno abtirsiinyo , waligii aniga Biyomaal iima hiilin waxana iima siinin. Hadaba , Anigoo ah nin Dir ah oo reer Muduga ah. Aniga waxaa garab iyo tolba ii ah markey runtu timaado
      Habargidir.
      Mana ka yeeleyno in Biyomaalka kismaayo xaqiisi laga aamuso oo Ugaad dhacay,
      Kii na xigay xumaantiis la sheego.
      Adeer Habargidir iyo anaga ama aan is dhacno ama is dilo, anagaa walaala ah.
      Lakiin markaan arkoo Puntaland wax ey wadato. Anagu dhiig ma la’ in.

Leave a Reply to faarax Cancel reply

Your email address will not be published.